|

12 kamid ah shaqaalaha Puntland oo kusoo baxay imtixaankii deeqda waxbarasho ee masterka ahayd.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa soo bandhigtay 12 kamid ah shaqaalaha dowladda Puntand, kuwaas oo kusoo baxay imtixaan laga qaaday 26 shaqaale dowladdeed ah oo imtixaan u galay deeq waxbarasho oo heerka labaad ah.

Comments are closed