abaaraha
|

2 jago kala ah: Operational Audit iyo Database Administrator oo ka bannaan Golis

Jagadda koobaad: Operational Audit

Magaca booska  Operational Audit Xarunta Boosaaso
La dhejiyay 8/1/2017 Ugudanbayn 15/1/2017
Tirada boosaska 1 (Hal boos)
Fiiro gaar ah: Dhammaan ciddii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV) oo faahfaahsan isla markaana dhawaantan la qoray. Waxaa lagu soo hagaajinayaa codsiyada oo lagu soo xoojiyay koobiyada shahaadooyinka iyo cadaymaha xafiiska Shaqada & Shaqaalaha. Wixii waraaqo ah ee la keeno xafiiska dib looma celinayo, sidaas darteed ha kusoo darin waraaqaha asalka ah (Original), laakiin waa inaad usoo qaadataa waraysiga(Interview) si hadii loo baahdo aad usoo bandhigto.

Shuruudaha

Shirkada isgaarsiinta Golis waxay raadinaysaa hal qof oo ah Operational Auditor Xarunta Bosaso.

Qofka aanu raadinayno waa mid ku sifoobay daacadnimo, hawlkarnimo isla markaana leh dulqaad iyo dabeecad fiican.

Shuruudaha laga doonayo waa sidan:

  1. Waa inuu haystaa shahaado jaamacadeed Accounting and Finance
  2. Hadii uu haysto Master of Accounting and Finance, CPA (Certified Public Account), CIA (Certified Internal Audit) ama ACCA member/Student waxay u noqoneysaa tixgelin.
  3. Hadii uu leeyahay khibrad shaqo kabadan 3sano oo uu kusoo shaqeeyey operational auditor waxay u noqoneysaa tixgelin.
  4. Waa inuu kusoo shaqeeyey aqoon fiicanna u leeyahay accounting packages-ka sida QuickBooks iyo Daceasy-ga.
  5. Waa inuu aqoon fiican u leeyahay isticmaalka Office Applications-ka.
  6. Waa inuu ku wanaagsan yahay diyaarinta warbixinnada, qiimaynta iyo go’aan qaadashada.
  7. Waa inuusan lahayn haba yaraatee wax balwad ah.
  8. Waa inuu yahay qof ku sifeysan ammaano, howl karnimo, dulqaad iyo degganaansho.
  9. Waa inuusan wax denbi ah kagelin dadka iyo dalka.
  10. Waa in uu diyaar u yahay inuu shaqeeyo xilliyo iyo meelo kala duwan, uuna safar geli karo xilli walba oo loo baahdo.
  11. waa inuu ilaaliyaa sharciyada u yaal shaqaalaha shirkadda Golis.

 


Jagada labaad: Database Administrator

Magaca booska   Database Administrator Xarunta Boosaaso
La dhejiyay 8/1/2017 Ugudanbayn 15/1/2017
Tirada boosaska 1 (Hal boos)
Fiiro gaar ah: Dhammaan ciddii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV) oo faahfaahsan isla markaana dhawaantan la qoray. Waxaa lagu soo hagaajinayaa codsiyada oo lagu soo xoojiyay koobiyada shahaadooyinka iyo cadaymaha xafiiska Shaqada & Shaqaalaha. Wixii waraaqo ah ee la keeno xafiiska dib looma celinayo, sidaas darteed ha kusoo darin waraaqaha asalka ah (Original), laakiin waa inaad usoo qaadataa waraysiga(Interview) si hadii loo baahdo aad usoo bandhigto.

Shuruudaha

Shirkada isgaarsiinta Golis waxay raadinaysaa hal qof oo ah Database Administrator Xarunta Bosaso.

Qofka aanu raadinayno waa mid ku sifoobay daacadnimo, hawlkarnimo isla markaana leh dulqaad iyo dabeecad fiican.

 Shuruudaha laga doonayo waa sidan:

  1. Waa inuu haystaa shahaado jaamacadeed IT ama Computer Science.
  2. Waa inuu aqoon u leeyahay Microsoft Technology Specialist on Windows 2008 R2. ama Microsoft Certified IT Professional for SQL Server 2008 Developer+ Administrator + Performance
  3. Waa inuu qaatey Redhat Certified Technician for Linux, Oracle Database Administrator + Oracle Database Developer+ Oracle RAC, CompTIA Server+ , CompTIA Storage+
  4. Hadii uu leeyahay khibrad shaqo kabadan 3sano oo uu kusoo shaqeeyey Database administrator waxay u noqoneysaa tixgelin.
  5. Waa inuu leeyahay xirfada hoos ka muuqda:
  6. Database
  • Advise Management on Long-Term Capacity Plans and Growth
  • Assign Passwords and Maintain Database Access
  • Analyze and Recommend Database Improvements
  • Analyze Impact of Database Changes to the Business
  • Audit Database Access and Requests
  • Optimize Queries on Live Data
  • Database Security Optimizing
  • Set Security Permissions for Database
  • Plan Disk Storage Requirements
  • Proactively Tune Database in Production
  • Prevent Data Loss
  • Backup and Restore Data
  • Communicate Requirements to System Administrator
  • Comfortable Working With Production Servers
  • Configure Database Software
  • Continually Review Processes for Improvement
  • Debug Database Issues on Live Data
  • Deploy System Updates
  • Design and Build Database Management System
  • Develop and Test Methods to Synchronize Data
  • Develop and Secure Network Structures
  • Ensure Data is Secure
  • Ensure Databases Run Efficiently
  • Ensure Platform Availability
  • Extract Live Data
  • Guarantee Database Setup Meets Industry Requirements
  • Quickly Assess a Situation and Develop/Implement a Solution
  • Strong Technical and Interpersonal Communication
  1. Networking
  • Ensures the stable operation planning, developing, installing, configuring, maintaining, supporting, and optimizing all networks.
  • Analyzes and resolves Network problems in a timely and accurate fashion.
  • Assists the Service and Support team with hardware installations and troubleshooting.
  • Perform network design and capacity planning
  1. System Administration
  • Server Hardware Installation, troubleshooting, and
  • Operating System installation, updates, security, and performance monitoring.
  • Windows 2008 R2.
  • Linux – RHEL.
  1. Storage solutions
  • Storage solution concepts (SAN & NAS)
  • Installation & maintenance.
  • Performance & health monitoring.
  1. Waa inuu ku wanaagsan yahay diyaarinta warbixinnada, qiimaynta iyo go’aan qaadashada.
  2. Waa inuusan lahayn haba yaraatee wax balwad ah.
  3. Waa inuu yahay qof ku sifeysan ammaano, howl karnimo, dulqaad iyo degganaansho.
  4. Waa inuusan wax denbi ah kagelin dadka iyo dalka.
  5. Waa in uu diyaar u yahay inuu shaqeeyo xilliyo iyo meelo kala duwan, uuna safar geli karo xilli walba oo loo baahdo.

waa inuu ilaaliyaa sharciyada u yaal shaqaalaha shirkadda Golis.

 

Comments are closed

aet