abaaraha
|

Tacsi Marxuumad Xaawo Maxamed Yusuf op Geneve Switzerland ku geeriyootay 10-01-2017

انالله وانااليه راجعون.
Waxaa 10.1.2017 magaalada Geneva- Switzerland ku geeriyootay Alle ha unaxariisto Xaawo maxamed Yusuf Dube Sare

Waxasn Illaahay uga baryeynaa Marxuumada Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in Illaahay samir kasiiyo Dhamaan Ehalkeedii iyo qaraabadeedii, gaar ahaan caruurteeda iyo Odaygeeda Xasan Cismaan Ismaaciil

Aasmiiiiiin
Aaaamiiiiin
Aaaaamiiiiiin


Tacsida waxaa diraya Reer Yusuf gaban

waxaa soo garsiiyay Abdulmalik Qariskaxoor Farah gaas,

Comments are closed

aet