|

Daawo Madaxweynaha Kenya oo aqalkiisa ku afuriyey Muslimiinta Kenya



Makhribkii sabtida 4 jun ayaa Madaxweynaha Kenya Uhuru Krnyato wuxuu aqalka Dowlada Kenya uu casumaad Afur ah ugu sameeyey qaar kamid ah Dadka Muslimiinta.

Madaxweyne Kenyata oo ku labisan dharka ay Dhaqanka u leeyihiin Muslimiinta ayaa afurkii kadib wuxuu jeediyey khudbad uu ku sheegay in shacabka Kenya ay hal yihiin.

Hoos ka Daawo

Comments are closed