|

38 kamid ah wasiiraddii uu magacaabay madaxweyne Gaas oo la dhaariyay.

Golihii xukuumada ee uu madaxweyne Gaas maanta magacaabay ayaa galabta 38 kamid ah lagu dhaariyay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garowe, kadib markii uu madaxweyne Gaas isugu yeeray intii ka joogtay magaalada Garowe.

Laakiin, wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab, ayaanan la dhaarin, isagoo aanan ku jirin wasiiraddii galabta tagay madaxtooyada.

Puntlandi

Garowe

 

Comments are closed