Home » Uncategorized Waxaad joogtaa Keydka “Uncategorized”

Muhaajiriin Soomaali iyo Eritrean ah oo la’ cid qaabisha

141 ruux oo muhaajirin isugu jira Soomaali iyo Eritrean oo saaran markabka Aquarius oo taagan badda Meditereneanka ayaa la’ dal qaabila. Dowlada Talyaaniga ayaa ugu baaqday dalka Britain in ay qaabilaan qaxootigan oo tiradoodu gaareyso 141 ruux oo 67 ka mid ah ay yihiin Soomaali iyo Eritrean maadaama markabka ay qaxootigan saaran yihiin uu wato […]

August 14th, 2018 | Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa haatan ka socda magaalada Bosaso?

Waxaa dekeda magaalada Bosaso Saacadaha soo socda kusoo xirandoona markab sida ku dhawaad 30 kun oo neef oo adhi ah , kuwaas oo uu Sacuudiga soo celiyay . Wasaaradda xanaanada Xoolaha ee dowladda Puntland, ayaa sheegtay in aysan ogayn sababta xoolahaan loosoo celiyay, balse baaritaan lagu samayn doono. Bosaaso waxaa ku yaala ilaa iyo 2 […]

August 13th, 2018 | Posted in Uncategorized | Read More »

ONLF oo soo dhawaysay Hogaamiyaha Cusub ee loo doortay DDSI

August 7th, 2018 | Posted in .warka,Uncategorized,Wareysiyo | Read More »

(VIDEO) Wasiirka warfaafinta Puntland oo soo xiray shirkii isgaarsiinta Soomaliya.

June 28th, 2018 | Posted in Uncategorized | Read More »

Breaking News : – Diyaarad sidey dhalinyaro Reer Hargeysa ah oo Libiya laga keentey oo loo diiday Iney ka Degto Hargeysa lagana soo dajiyey Garowe

June 3rd, 2018 | Posted in .warka,Uncategorized,Wareysiyo | Read More »

Biyo xireenkii ugu weynaa Puntland oo lagu guulaystay inuu qabto biyihii ugu horeeyay.

Biyo xidheenka Dhoomo ee degaanka Midigale ee gobolka Sanaag ayaa guul laga gaadhey inuu qabto biyihii loogu talo galay. Biyo xidheenkan oo ay Wasaaradda Degaanka iyo Isbedelka Cimiladu hirgelisay ayaa noqonaya kii ugu weynaa ee Puntland laga sameeyo . Bulshada iyo masuuliyiinta degaanka ayaa wasaaradda degaanka uga mahad celiyey samaynta biyo xidheenkan, waxana la rajeynayaa […]

May 7th, 2018 | Posted in Uncategorized | Read More »

Barlamaanka dowladda Puntland oo go’aamo kasoo saaray arimaha Xajka.

Garowe (Puntlandi) Guddiga Joogtada ah ee barlamaamka dowladda Puntland ayaa go’aamo kasoo saarey arimaha Xajka iyo dhiig miirashada lagu wado shacabka Soomaaliyeed ee xujeyda ah. Guddiga joogtada ah markii ay dhegaysteen cabashooyinka ay kasoo jeediyeen shacabka Soomaaliyeed iyo shacabka Puntland dhibaatada arimaha Xajka ka taagan, waxayna soo saareen go’anaadaan. in Arimaha xajka oo ah masuuliyad […]

May 7th, 2018 | Posted in Uncategorized | Read More »

Tender for Rehabilitation 6 PHUs in Nugal Region

Office of the Director Admin/Finance Xafiiska Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta Ref: MOH/PL/ODAF/0007/2018 Date: 04/5/18 REF: MOH/GAROWE/2018/TEND-007 INVITATION FOR BIDS Ministry of Health (MoH) wishes to invite bids from qualified and registered construction companies from Puntland for rehabilitation works of Rehabilitation 6 PHUs in Nugal Region of Puntland. The 6 PHUs will rehabilitated under this contract. […]

May 4th, 2018 | Posted in Uncategorized | Read More »