Muqdisho(Puntlandi.com)”Waaxaan u sheegaya Beesha Harti iney naga kaxeystaan Raíisalwasaare Cumar, Hantidayadii buu dhacay oo uu Puntland geeyey” Hadalkaan wuxuu ka mid ahaa khudbad uu jeediyey Ninka layiraahdo Sheikh Ciise Ahmed Dalabey oo sheegtey inuu yahey gudoomiyaha Gole cusub oo lagu magacaabo Golaha Guurtada Hawiye
Archive for the ‘warka’ Category
Dhageyso Sheikh Ciise Ahmed Dalabey: Waxaan u sheegayaa Beesha Harti iney naga kaxeystaan Cumar Cabdirashiid A.Sharmaake
Ali Yuusuf Alli Xoosh Oo Ka Hadlay Gola Usamaynta Degaanada Puntland Iyo Golaha Galkacyo
Garowe(Puntlandi.com);- Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Dawlada Puntland Ali Yuusuf Ali Xoosh ayaa ka hadlay gola usamaynta degmooyinka Dawlada Puntland.
UNHCR Oo ka Hadashay Dagaalada Somaliya Iyo Tacadiyada Shacabka.
Kenya(Puntlandi.com);- War qoraala oo ka soo baxay Hay’ada Qarmada midoobay uqaabilsan Qoxootiga ayaa looga hadlay dagaaladii udanbeeyay ee ka dhacayay Muqdisho iyo tacadiyada shacabka loo gaystay.
Suuqyada Galkacyo Oo Laga Dareemayo Udiyaargarawga Munaasabada Ciida.
Galkacyo(Puntlandi.com);- Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa udiyaargarawga munaasabada ciidul fidriga.
Khilaafka Madaxda Dawlada iyo Halka Uu Marayo(Warbixin Gaaban)
Muqdisho(Puntlandi.com);- Magaalada Muqdisho ee casimada somaliya iyo guud ahaanba dalka ayaa laga dareemay khilaafka soo shaac baxay ee u dhaxeeya madaxwayne Shariif iyo Raysalwasaree Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.
Wasiirka Maliyada Dawlada Puntland Oo Ka Hadlay Amaanka Boosaaso.
Boosaaso(Puntlandi.com);- Wasiirka Maaliyada Dawlada Puntland Faarax Cali Shire ayaa ka hadlay amaanka magaalada Boosaaso iyo dadka dhibaatoyinka ka gaysanaya gudaha Boosaso.
Madaxwaynaha Masar Oo Ka Hadlay Colaadaha Ka Taagan Wadamo Somaliya kamidtahay.
Masar(Puntlandi.com);- Madaxwaynaha Dalka Masar Xusni Mubaar ayaa ka hadlay xaalada wadamo ay kamidtahay somaliya kuwaa uu ku tilmaamay hadaan waxlaga qaban in ay soo wajihi doonto xaalad kadaran kuwa haatan ay ku suganyihiin.
Saaka iyo Xaalada Muqdisho.
Muqdisho(Puntlandi.com);- Magaalada Muqdisho ayaa saaka hiirti waabari waxaa dib ugu bilawday madaafiic iyo dagaalo u dhaxeeya kooxaha isku haya talada caasimada.
Norway oo ay maanta ka bilaabatey maxkamad nin Soomaali ah lagu qaadayo
Oslo(Puntlandi.com) Waxaa maanta ka bilowdey magaalada Oslo ee caasimada Norway maxkamad lagu qaadayo nin Soomaali ah balse heysta dhalasho Norwegian ah, ninkaan ayaa lagusoo eedeeyey inuu dhaqaale u ururiyey kooxo Argagixiso ah oo Al-shabaab ka midyihiin.
“Waxqabad Ayaan La’imaan Doonaa Laakiin Haatan Degmada Adeeg Mamul Malaha”Godomiyaha Degmada Burtile.
Burtinle(Puntlandi.com);-Mamulka Cusub ee Dhawaan loo igleelay Degmada Burtile ee Gobolka Nugaal ayaa soo saaray cabashooyin ku aadan agabla’aan ahysata mamulka degmada.

RSS Feed
Posted in






