Home » .warka Waxaad joogtaa Keydka “.warka”

Breaking News–Shirka Maamul Goboleedyada ee Baydhabo oo Qodobo xasaasi ah looga wada hadli doono

May 13th, 2018 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking News– Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo kulan deg deg caawa isugu imanaya Baydhabo

May 13th, 2018 | Posted in .warka,Sport,Wareysiyo | Read More »

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo sheegay in Wax Wanaagsan oo Soomaalida danteeda ah uu kasoo bixi doono shirka Dowlad Goboleedyada ee Baydhabo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo oo lagu qabanayo wajiga labaad ee Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka. Wasiiro Xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa kamid ahaa wafdiga Madaxweynaha oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Baydhabo. Madaxweynahu wuxuu amaanay dadka ree Baydhabo oo uu uga […]

May 13th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweynayaasha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ka furmi doono Baydhabo

May 13th, 2018 | Posted in .warka,dh,Wareysiyo | Read More »

Daawo Khudbadii C/raxmaan C/shakuur ee Sweden : – ” Dhexdhexaadnimadu ma ah lacag yar oo cash ah oo Dalka Qatar laga qaato ” Dalka iyo Dadka meel khatar ah baa lagu wadaa

May 13th, 2018 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Magaalada Gaalkacyo oo laga bilaabay olole goobaha biyaha roobka fadhiista looga saarayo.

Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa waxay gudo gashay sidii degmada Gaalkacyo gaar ahaan goobaha ay bulshada aadka u isticmaalan in laga saaro biyihii uu roobka dhigay isla markaasna lagu shubo Ciid caro kaabo ah si aysan caafimaad daro ooga dhalan meeshii biyaha laga saaray. Duqa degmada Gaalkacyo Mohamud Yaasiin Tumey ayaa waxa uu magaalada […]

May 13th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Daawo)Madaxweynaha Puntland iyo Micheal Keating oo ka wada hadlay Xaalada Tukaraq

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating oo maantay soo gaaray Magaalada garoowe ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa ka wada hadlay arimaha […]

May 12th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Daawo Muuqaal)Madaxweynaha Puntland oo khudbad u jeediyey ardayda u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maantay daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Puntland. Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ayaa waxaa u fariistay 15000 oo arday dhamaan deegaanada Puntland sida ay sheegtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyeen madaxda wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland […]

May 12th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Qiimaha safarka Xajka ee degaanada Puntland oo hoos loo dhigay.

Sheikh Axmed Daahir iyo Shiikh Cabdirashiid Abu Saalax oo kamid ah guddi wasaaradda cadaalada Puntland kala shaqeynayay arrimaha Xajka, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Bosaso waxay sheegeen in qiimaha gudashada xajka laga dhigay $2950. Qiimaha markii hore lagu aadi jiray Xajka marka laga tagayo degaanada Puntland ayaa ahayd  $3800, waxaana la dhimay […]

May 12th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daahfurey Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 12 May 2018 waxaa uu furay imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo dhexe ee sanad dugsiyeedka 2017/2018 ee Dowladda  Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ee caasidamada Dowladda Puntland uu […]

May 12th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Wasiir iyo Wasiir Ku Xigeen.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kalyumaysiga Iyo Khayraadka Badda. Xeer Madaxweyne Lr.47 May 12, 2018, kuna saabsan magacaabid Wasiir Iyo Wasiir Kuxigeen. Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland. Markuu […]

May 12th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Wajigii labaad shirkii nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Bahararsame oo lasoo gabagabeeyay.

Kadib toban sano oo colaad iyo gunimo ah, beelaha Walaalaha ah ee Bah-hararsame iyo Cumar Maxamuud waxay qaateen go’aan geesinimo ah oo lagu soo afjarayo colaadaas oo mudo ka socotay Hawdka u dhexeeya Burtinle iyo Saaxdheer, Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa magaalada Saaxdheer ku casumay in kabada 150 ergo ah oo uu hogaaminayey Islaan Bashiir […]

May 12th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Puntland oo maanta loo fariisanayo imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyeedka 2017/2018.

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta furaya imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, kaasoo ah gabagabo u ah sannad dugsiyeedka 2017/2018. 15kun oo Arday ayaa u fariisanaya Imtixaankaan, kuwaas oo ka kala socda Dugsiga sare iyo dugsiga dhexe kaasi, waxaana uuka dhacayaa boqol goobood oo ka mid ah Gobolada , degmooyinka iyo Tuulooyinka Puntland […]

May 12th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

US Apologizes to Canadian Minister Asked to Remove Turban

May 11th, 2018 | Posted in .warka,News in English | Read More »

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii golaha wasiiradda Puntland.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Safarkii Madaxweynaha ee Isugga Imaaraatka Carabta, Curashada Guga iyo Saamaynta Abaaraha iyo Imtixaanada Dugsiyada sare iyo Dhexe ee Puntland. Golaha xukuumadda Dowladda Puntland ayaa ka dooday xaaladda amniga dalka, iyo ka hortagga cadowga […]

May 10th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(MUUQAAL) Puntland oo xoriyadooda usoo celisay maxaabiis udhashay dalka Iiran.

May 10th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Puntland oo siidaysay kalluumaysato u dhashay dalka Iiran.

Bosaso (Puntlandi) Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland ayaa xabsiga Dhexe ee Boosaso ka sii deysay 17 Nin oo u dhashay dalka iiraan, kuwaas oo u xirnaa iney si sharci darro ah uga kalumeysanayeen Xeebaha Puntland. Kalluumaysatadaan lasii daayay ayaa lagu qabtay howlgal sannadkii hore ciidanka badda Puntland ka sameeyeen xeebaha  gobolka Bari, waxaana howlgalkaasi Lagu […]

May 10th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Senator Iftin Xasan Paasto : – ” Dowladda federalka waxay faragelin iyo burburin ku heysaa Jubbaland.

Senator Iftin Xasan Baasto oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa uga digay Xukuumadda faragelinta lagu haayo Maamulka Jubbaland, isagoo sheegay inay ka war heleen duleelo dhanka Xukuumadda ka socda oo ka dhan ah maamul goboleedyada. Senator Iftin Xasan Baasto ayaa ugu baaqay Xukuumadda inay ka digtoonaato arrimaha ay wado Xukuumadda, isagoo xusay […]

May 10th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo xoghaye cusub u magacaabay degmada Gaalkacyo.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, C/llaahi Tima-cade ayaa xilka ka qaaday Xoghayaha degmada Gaalkacyo, Dalmar Maxamed Cali, waxaana uu xilkaasi u magacaabay, Maxamed Muuse Cabdulle. Digreeto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga Puntland Cabdulaahi Timacade ayaa lagu shaaciyey go’aankaan. Akhriso wareegtada.

May 10th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(VIDEO) Wafti uu hoggaaminnayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo gaaray gobolka Sool.

Wafti uu hoggaaminnayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey degaanka Saaxdheer ee koonfurta Laascaanood. Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ,Cuqaal,Cullimo iyo qaybaha bulshada ayaan u kala hadhin soo dhawaynta waftigan. Ujeedka socdaalka ee waftiga islaanka ayaa ah sii xoojinta nabbadda Tolka walaalaha ah Baharrarsame & Cumar Maxamuud isla […]

May 10th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Daawo)Madaxweynaha Soomaaliland oo baaq u diray beelaha ku dagaalamay Ceel-Afweyne

Mdaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka qaybgalay Xuska Maalinta Bilaha Cas iyo Laanqayraha Cas ee 8-May oo maanta oo ay taariikhdu tahay 09.05.2018 lagu qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu fariin baaqa u diray beelaha walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmarayo deegaanka ceel afweyn ee gobolka Sanaag. Waxaanu madaxweynuhu yidhi “waxa aan […]

May 9th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(DAAWO MUUQAAL )Xirnaashaha Dekedda Boosaso oo Laga heshiiyay

Waxaa maantay xal laga gaaray khilaaf udhexeeyey Hay’adda Tayo dhowrka ee Puntland (Quality Control) iyo Ganacsatada Puntland, kadib markii uu muran kadhashay lacag kordhin ay samaysay waaaxdu, Taasi oo ay Ganacsatadu ka soo horjeesteen. Waxaana maanta kulan ay ku yeesheen xarunta Wasaarda Ganacsiga ee Puntland ee magaalada Boosaso Sido kalena ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka […]

May 9th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada ku Qaabiley Wafti Ka Socdey Hay’ada UNFPA.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikdu tahay 9 May 2018  waxaa uu qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley madax kasocotey Hay’ada UNFPA. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa kulanka uu maanta la yeesha madaxda ka socotay Hay’adda UNFPA ayaa waxaa ku weheliyey Wasiirka Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah […]

May 9th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Wasaaradda caafimaadka Puntland oo lagu wareejiyay labo doomood oo loogu talagalay gargaarka caafimaadka.

Hay’adda Save the Children ayaa waxa ay ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka Puntland labo doomood oo loogu talagalay gargaarka caafimaadka degdegga ah si addeeg caafimaad oo tayo leh ay u helaan dadka deegaanada bariga Puntland, gaar ahaan hooyada iyo dhallaanku. Doomahaan waa kuwii ugu horeyey oo noocan oo kale ah oo ay dawladdu la wareegto looguna […]

May 9th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

DEG DEG:-(Dhegeyso)Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay arimaha Dastuurka KMG ah

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maantay ka hadlay shir looga hadlayo dib u eegista dastuurka KMG ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arimaha dastuurka iyo federalka. Madaxweyne ayaa ka hadlay nooca Dastuur ee la doonayo inuu dalku yeesho,madaxweyne Gaas ayaa sidookale mar uu ka hadlay dastuurka KMG ah iyo Marxaladihii uu soo maray waxaa […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

May 8th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

DEG-DEG:- Wasaaradda waxbarashada Puntland oo shaacisay macalimiin shil gaari galay

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa qoraal kooban oo ay soo dhigtay boggeeda Facebook waxya ku shaacisay inay maanta shil gaari galeen macalimiin katirsanaa Howl-wadeenada loo xilsaaray Imitixaamadka shahaadiga ee todobaadka soo socda ka bilaabanaya Puntlad. Macalimiintaan oo saakay ka ambo baxay magaalada Garowe ayaa safar u ahaa magalada Boosaso iyagoo howalahoodii sahaqo imtixaanka u baxay. Waxay […]

May 8th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Sawirro)Shacabka oo kusoo laabanaya xaafado kamid ah Baladweyne

Isbedal ayaa laga dareemayaa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo dhawaan inta badan ay ka barakaceen dadkii kunool ka dib markii uu Fatahaad ka sameeyay Wabiga Shabeelle. Meelaha qaar ee Magaalada gudaheeda, ayaa la arkayaa biyaha inay gureen, islamarkaana dadka ay yihiin kuwa soo galaya Magaalada gudaheeda. Qaar ka mid ah Shacabkii kunoolaa Magaalada […]

May 8th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Dhegeyso+Sawirro)Schoolka Hoose Dhexe ee Qarxis oo imtixaankii u soo gebogaboobay

Dugsiga Hoose Dhexe ee deegaanka Qarxis waxaa uu kamid yahay Dugsiyada Waxbarasho ee ugu facaweyn Gobalka Nugaal. Schoolkaan ayaa waxaa la aasaasay sanadkii 1978-dii 3 sano kadib markii la qoray afka soomaaliga.sida uu sheegay maamulaha Schoolka Muqtaar Khaliif Faarax. Dugsiga ayaa waxaa dhigata ku dhawaad 600 oo arday waxaana Isniintii shalay u soo gabegaboobay Imtixaankii Teeramka […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

May 8th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Maraykanka oo diiday inuu qaabilo qaxooti Soomaali iyo Iiraaniyiin ah.

Dowladda Maraykanka ayaa diiday inay qaabisho qaxooti kasoo kala jeeda wadamada Soomaaliya iyo Iiraan, kuwaas oo haatan ku nool xero kutaala Jazeerada Nauru ee dalka Australia. Urur udooda xuquuqda Qaxootiga oo lagu magacaabo Refugee Action Coalition, ayaa sheegay qaxootigaan loo diiday Maraykanka oo tiro ahaan gaaraya 150 qof, in todobaadkaan la shaacindoono magacyadooda iyo macluumaadkooda. […]

May 8th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay 9 kamid ciidamada Kenya oo lagu dilay Qarax.

Sagaal katirsan ciidamada Kenya ayaa lagu dilay Qarax miino oo wadada loogu aasay, sida ay shaacisay dowladda Kenya. Ciidamadaan oo qeyb ka ahaa kolanyo ciidan ah, ayaa weerarkaan lagula eegtay degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose, waxaana falkaan sheegtay kooxda argigixisada ah ee Alshabab. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyay geerida askartooda, isagoo Murugadda la […]

May 8th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Daawo Shir Jaraa’id M/weyne Axmed Madoobe : – Dawlada Federalka shaqodeedu ma ah in ay kireysto Tukayaasha Social Media madaxda ka caaya “

May 7th, 2018 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Galabta Soo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Garoowe.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo ay taariikhdu tahay 7 May 2018 waxaa uu soo kormeeray Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airpot ee magaalada Garoowe, kaas oo nashqadaytiisa iyo qurxintiisu marayso heer gebogebo ah lana filaayo in maalmaha fooda inagu soo haysa ay soo gebageboowdo. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali […]

May 7th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland oo Bosaso kusoo xiray shirka dib u eegista Caafimadka gobolada Bari iyo Gardafu.

Shirka Dib u eegista Shaqada Caafimadka ee Gobolada bari & Gardafuu ayaa Lagu qabtay Magaalada Boosaso, waxaana goob jooog ka ahaa xubnaha wasaaradda ee degmada , hay’adaha la shaqeeya wasaaradda iyo masuuliyiinta u saraysa ee wasaaradda caafimaaadka dawladda Puntland Isuduwaha Wasaaradda caafimaadka ee Gobalka Bari Siciid Maxamed Waraabe iyo Agaasimaha Caafimadka aasaasiga ah ee Wasaaradda […]

May 7th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Khudaarta Puntland oo loo iibgeynayo koonfurta Soomaaliya kadib fatahaadii Wabiga Shabelle.

Gaalkacyo (Puntlandi) Kadib Fatahaadii wabiga Shabelle, waxaa istaagay qeybo oo kamid ah khudaartii Puntland uga imaan jirtay gobolada dhexe ee Soomaaliya, taasoo ugu wacan biyihii wabiga oo xaaqay dhul beereed badan oo Baladweyne kuyiilay. Ganacsatada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa bilaabay inay iibsadaan Khudaarta Puntland kasoo go’da, taasoo loo iibgeynayo suuqyada kuyaala laga bilaabo koonfurta […]

May 7th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

75 Sano ka dib Waa Taariikhe Quraanjooy ku quuso iyo Heestii Galad : – ” Halgamaa Ogadeen ah oo Jajuusiin cadowgisii u dhiibtay iyo Hogaamiye Ogaadeen ah oo xabsi ka soo daayey “

May 6th, 2018 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

(SAWIRRO) Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ku xiran Addis Ababa.

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo u xiran dowladda Itoobiya. Kulankan oo la sheegay in uu saakay dhacay ayaa waxa uu madaxweyne Axmed Madoobe ku booqday halka uu ku xiran yahay Qalbi Dhagax, waxaana ay ka wada hadleen arrimo […]

May 6th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Banaan Baxyo Lagu Taageerayo Horumarka, Nabadgalyada Maamulka dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia.

Deegaanka soomaalida itoobiya oo u mudo 7 sano ka hor ahaa mid aan jirin ilaa iyo nabi aadan islamarkaana ahayd meel halaqyo galeen ah nabadgalayo daradii iyo horumar la’aantii ka jirtay owgeed oo aysan degmo degmo ugudbi jirin gobolna gobol u gudbi jirin kala qoqobnaanta jirtay awgeed looguna dhiman jiray oon iyo haraad biyo la’aan […]

May 6th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo soo saartay jadwalka imtixaanka Shahaadiga ah.

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa ku wargalisay dhammaan maamulayaasha, ardayda, waalidka iyo bulshawaynta soomaaliyeed ee ku nool deegaaanda Puntland, in la soo gaaray xilligii imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedka 2018, kaasoo dhacaya 12 bishaan oo ku began sabtida soo socota. Sannadkaan waxaa jadwalka ka dhex muuqda maadooyinka ICT iyo Gov. and Politics. waxaa kaloo isbedel lagu sameeyay […]

May 5th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(VIDEO) Madaxweyne Gaas oo maanta dib ugusoo laabtay Garowe kana hadlay arrimo culus.

May 5th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Dhagayso) :- Madaxweyne Gaas Oo sheegay Nooca doorasho Ee Puntland ka dhici doonta 2019

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas  oo markale wax laga waydiiyay xiliga ay Dhacayso doorashada Madaxtinimo ee Puntland 2019  iyo nooca Doorasho ee la Qorsheeyay ayaa waxa uu ku Jawaabay. “Doorasho waa ay dhacaysaa isbadal waa uu ka dhici doonaa Puntland sida aan balanqaadnay 8-January  2019 , Ama sidii horay ay Puntland Doorashada uga dhici jirtay […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

May 4th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Dhagayso) Shir looga hadlaayay Wada sahqaynta laamaha Amniga iyo Warbaahinta Oo Garoowe lagu Soo gaba gabeeyay

Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland  waxaa lagu soo gaba Gabeeyay shir socday mudo 2 maalmood ah kaas oo udhexeeyay Warbaahinta iyo laamaha Amniga ee Puntland. Shirkan ayaa waxaa looga hadlaayay wada shaqaynta Warbaahinta iyo Ciidamada Waxaana ka soo baxay qodobo dhowr ah oo labada Dhinac ay isla garteen. Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

May 4th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Dhagayso:-Madaxweyne Cabdiwali Gaas Oo Qardho lagu Soo dhaweeyay

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwali Cali  ayaa maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka kar kaar. Madaxweynaha ayaa duleedka Magaalada waxaa ku soo dhaweeyay Maamulka Gobolka ,kandagmada, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Qardho. Madaxweyne Gaas ayaa shacabka kudhaqan Magaalada Qardho iyo Maamulkaba ku Amaanay horumarka ay ka sameeyeen dhanka kaabayaasha dhaqaalaha iyo […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

May 4th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Dhagayso) :-Waraysi Waa Maxay Caqabadaha ay lakulmaan kaluumaysatada Degmada Xaafuun

kaluumaysatada Degmada Xaafuun ee Gobolka kar kaar oo la soo xiriiray Warsidaha Puntlandi.com Warqabadkiisa Magaalada Bosaaso ayaa waxa ay sheegeen in xiligan ay soo wajahday shaqo la,aan baahsan maadaama lagalay xiliga xagaaga ee badxiranka ah. kaluumaysatada ayaa sheegtay in intooda badan ay soo xareeyeen Doonyihii iyo qalabkii ay ku kaluumaysan jireen . Xiligan oo kale […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

May 4th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Taliye kuxigeenkii Ciidamada Booliska Puntland Oo la dhaawacay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe  ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in uu dhaawaca soo gaaray Taliye kuxigeenkii Ciidamada Booliska Puntland Bile Faarax Cali. Wararka uu helayo Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegaya in dhaawaca Taliyaha uu yimid kadib markii ay israsaaseen ay dhexmartay ilaaladii Taliyaha iyo Ciidamo kusugnaa bar kaantarool oo ku yaala Deegaanka Buuro wadal […]

May 4th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Booliska Mareykanka oo toogasho ku dilay haweeney Soomaali ah oo xanuunsan

Booliska dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay Haweenay 36 sano jir soomaali ah, taas oo aheyd qof maskax ahaan u xanuunsan. Haweeneyda ay boolisku dileen ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Shukri Cali Siciid. Labo nin oo katirsan booliska magaalada ATLANTA ayaa la sheegay inay haweeneydan soomaalida toogasho ku dileen, kadib markii ay diiday inay dhigto […]

May 3rd, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Brussels kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub.

Brussels, May, 03, 2018—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub (EU PSC), oo ka kooban safiirro si toos ugu jawaaba Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalkooda. Intii uu socday kulanka, ayaa Ra’iisal wasaare Kheyre waxa uu gudbiyey farriinta dowladda, […]

May 3rd, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweyne Gaas oo shaqadii ka eryay Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Kaluumaysiga, Agaasimihii Guud iyo xubno kale.

Madaxwaynaha Puntland ayaa shaqada ka eryey Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Kaluumaysiga , Agaasimihii Guud iyo 5qof oo shaqaale ah oo Musuq maasuq iyo maamul xumo lagu eedeyey lagu eedeeyey . Xeer Madaxweyne Lr. 54 May 2, 2018, kuna saabsan shaqo ka eryid. Madaxweynaha Dawladda Puntland Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland. Markuu Arkay: Baarista ka soo […]

May 2nd, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo ka bilaawday Brussels

 Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa waxa uu ka bilaawday magaalada Brussels ee dalka Belgium. Shirka oo ay ka qeyb gelayaan qaar kamid ah madax dowladaha taageera Soomaaliya, ayaa waxaa looga hadlayaa ammaanka Soomaaliya, tayeynta ciidanka iyo hanaanka ugu haboon ee ciidanka […]

May 2nd, 2018 | Posted in .warka | Read More »

Dowladda Puntland oo sheegtay in dalka Imaaradka Carabtu ay Bulshada Soomaaliyeed u fududaysay helida Visaha dalkaasi .

War-saxafadeed ka soo baxay Madaxtoyada Puntland ayaa dowlada Imaraadka looga mahad celiyey fududaynta Arimaha Socdaalka iyo fududaynta visaha dal ku galka iyo deganaansha Imaraadka oo Puntland sheegay in bulshada Soomaaliyeed baahi wayn u qabto isla markaana ay muhiim u tahay arimaha Caafimaadka,Ganacsiga iyo deganaansha dalkaasi ee bulshada Soomaaliyeed oo xiriir soo jireen ah kala dheexeyo […]

May 2nd, 2018 | Posted in .warka | Read More »

REUTERS : – ETHIOPIA to take stake in Port of Djibouti, its trade gateway -state media

May 1st, 2018 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,News in English | Read More »

Dowladda Kenya oo kooxda argigixisada ah ee Al-shabaab kasoo furatay dhalinyaro ay tababarayeen.

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in howlgal ay fuliyeen Ciidamadooda difaaca ay Maleeshiyaadka Al-shabaab kagasoo furteen dhallinyaro Kenyaan ah oo ay ku tababarayeen Gobolka Jubadda Hoose. Howlgalka ayaa ka dhacay degaanka Raas Kambooni ee gobolka Jubada Hoose 29-kii bishii aynu soo dhaafnay sida Kenya ay sheegtay. Dhalinyaradda howlgalka lagu soo furtay ayaa gaaraysa 13-dhalinyaro ah, kuwaasi […]

May 1st, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Dhagayso) Madaxweyne Gaas” Gudoomiyaha Cusub Ee Baalamaanka Waxaa looga fadhiyaa midaynta Golaha Shacabka iyo ka shaqaynta danta iyo Maslaxada umada Soomaaliyeed

Madaxweynaha dowladda Puntland mudane Cabdwali Cali Gaas ayaa waxa uu Hambalyo iyo bogaadib uu udiray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Mursal oo maanta ay Xildhibaanadu doorteen. Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka laga rajaynayo in uu noqdo mid mideeya Baarlamaanka soomaaliya ,kana shaqeeya danta iyo maslaxada umada Soomaaliyeed  meelkasta […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

April 30th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Dhagayso) Madaxweyne Farmaajo” Argagixisada Al-shabaab ayaa Go,doomiyay Wadooyinkii Gargaarka loo marinlahaa Shacabka Baladweyne

Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo  oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan  ayaa sheegay in kooxda Argagixisada ah  ee Al-shabaab ay Go,doomiyeen Wadooyinkii Gar gaarka  loo soo marsiinlahaa shacabka Soomaaliyeed ee ku Barakacay Fatahaadii Wabiga jowhar. Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka  Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay umidoobaan dagaalka ay dowladda […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

April 30th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

(Dhagayso) Madaxweyne Cabdiwali Gaas” Wixii Wanaag ah ee laysugu Soo dhawayn karo Soomaaliya iyo Imaaradka Waan kala hadalnay dowladda Imaaraadka

Madaxweynaha Puntland  Cabdiwali Cali gaas oo Bosaaso dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in sababta isaga iyo Waftigiisa ay utageen Dalka Imaaradka Carabta ay ahayd arimo laxiriira Amniga Puntland iyo Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland , waxaana uu sheegay in wadahadaladii ay layeesheen Imaaraadka uu guul ku soo dhamaaday . Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

April 30th, 2018 | Posted in .warka | Read More »

BREAKINGNEWS:- Maxamed Murasal Sheekh C/raxmaan Oo noqday Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya

Doorashadii maanta ka dhacday hoolka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku guulaystay  Xilka Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya  Maxamed Murasal Sheekh C/raxmaan oo horay u ahaa Wasiirkii Gaashaandhiga Soomaaliya, waxaana uu ka guulaystay oo Wareegiilabaad ay isugu soo hareen  Ibraahin Isaaq yarow oo uu kaga guulaystay codad gaaraya 147  Cod ,halka Ibaraahin uu helay   118 cod ,waxaana sidaadi […]

April 30th, 2018 | Posted in .warka | Read More »