Archive for the ‘Wareysiyo/fikradaha’ Category

Dagaalada Puntland Maxay salka ku hayaan? Ma qabiil mise waxaa laga soo xawilay gobola kale??!

Dhageyso Wareysi aan la yeelaney: Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ahmed Ali Salaad oo ka hadley weerarkii Garoonka Diyaradaha Gaalkacyo

Wareysi aan la yeelaney Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ahmed Ali Salaad ayaa ka hadley weerarkii saaka lagu soo qaadey garoonka diyaaradaha Gaalkacyo,

Maqaal:Difaca Puntland waa muqadis

Ummad kasta oo leh degaan iyo sohdimo degaankeedu ku salaysan yahay, lehna wax garad iyo waayeel kala haga

Yeey dani ugu jirtaa jiritaanka Puntland maxeyse ka faa’iidayaan kuwa ku haminya burburkeeda

Sida aan la wada socono waxaa la aas aasey dawlada puntland iyadadoo sal dhig u ahaa ka dib markii ay qabiilo kala duwan oo nin walbaa ka soo jeedo gobol ama degmo ay isla garteen in dantu ku jirto midoow guud oo

MAXA LOO DHISAY PUNTLAND? MAXAYSE GAARTAY 12 SANO KA DIB?

Dowladda Puntland ee Soomaliyeed, waxaa la aas aasay 1dii August 1998dii ka dib markii sidaas ay go’aansadeen hogaamiyayaashii siyaasadda iyo kuwii dhaqanku, taas oo daba joogtay markii  lagu guul daray

(Wareysi iyo sawiro) Duqa magalada Galkacyo iyo Caasho Geele oo Gaalkacyo soo garey )

Duqa magaalada gaalkacyo Cabdirahmaan M. Xaaji Xassan iyo wasiiradaarimaha Qoyska Caasho Geele  ayaa galabta kasoo degey Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo dhageyso shirkii jaraa´d ee Duqa magaalada iyo Wasiiradu ay ku qabteen Garonka iyo wariyaha Puntlandi.com oo su´aalo muhiim ah waydiinaya 

Galkacyo:Wareysi aan la yeelaney DR.Gaagaab (Wareysi qoraal ah)

Wareysi ku saabsan shaqada uu hada qabto oo qoraal ah ayaan la yeelaney Dr. Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab)