Milano(Pi) Zlaten Ibrahimovic wuxuu horey uga soo ciyaarey Juventus iyo Inter, hadana wuxuu imaanayaa kooxda weyn ee AC Milan kadib markii Barcelona iyo Inter ay kuheshiiyeen in ay Milan kireysato ciyaaryahankaa.
Archive for the ‘Sport’ Category
Champion Leageu oo khamiistii la isku aadiyey kooxihii ciyaari lahaa sanadkan 2o1o/2011
London(Puntlandi.com) Sanadkaan Champion Leageu(Horyaaalka kubada cagta kooxaha Yurub) ayaa modaa in kooxi waaweynaa ay kala badbaadeen wareega kowaad, marka laga reebo groupe G oo Real Madrid iyo AC Milan isku soo aadeen. Kooxihii kale ee waawena waxey ku aadeen kooxo yaryar.
Sweden: Orad yahanka Mustafa Maxamed oo ku Guuleystey sadix biladood oo dahab ah tartanka ciyaaraha fudud wadanka Sweden.
Stockholm(Puntlandi.com)Orodyahanka Soomaali/Sweden ka ah Mustafa Mohamed ayaa sadix biladood oo dahab ah ku guuleystey tartanka ciyaaraha fudud ee Sweden, hada ka hor ayaa sanadkii 1976 ciyaaryahanka iswiidhishka ah Dan Glans uu saan oo kale ugu guuleystey 3 biladood hal tartan gudihiis,
War saxaafadeed Ka Soo Baxay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka Dawlada Puntland.
DawladdA PuntlandEe Soomaaliya
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo dhaqanka
Puntland State of Somalia
ministry of Information, Communication, Calture, and Heritage,
Ref: W/W/Isg/H/Dh/ 45/2010 Date: 14/08/2010
KU: Dhamaan Qeybaha kala duwan ee warbaahineed
OG: Wasaaradda Arimaha Gudaha
OG: Wasaaradda Amniga
OG: Taliska Ciidanka Booliska Puntland
OG: Xeerillaaliyaha Guud
OG: Madaxtooyada Dowladda Puntland
UJ: Mamnuucid Baahineed
Si loo sugo Amniga iyo xasiloonida Dowladda Puntland, waxay Wasaaradda [...]
War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka Dawlada Puntland.
Boosaaso(Puntlandi);-Dowladda Puntland waxay ku caan baxday xoriyadda saxaafada madaxa banaan waana marag ma doonto, marka loo eego dhamaan qeybaha kale ee Soomaaliya gaar ahaan Koonfurta Soomaaliya oo sal dhig u ah DFKMG, halkaas oo ay caado ka noqotay tacadiga ay qeybaha ku hardamaya u geystaan Suxufiyiinta ka howl gala. Xaqa fikirka xorta iyo hadalkaba waxaa [...]
“Muhiimada 1aad Waxaan Siindoonaa Adkaynta Amaanka”Taliyaha Cusub ee Policka Gobolka Mudug.
Galkacyo(Puntlandi.com);-Taliyaha Cusub ee Policka Gobolka Mudug C/rashiid Maxamed Dhaylo’aad aya ka hadlay waxyaabaha ugu horeeya ee ay ka shaqayndoonaan.
Taliyaha ayaa sheegay in muhiida ugu horaysa ay siindoonaan adkaynta amaanka iyo ka hortagida dadka amaanka waxyeelaynaya.
Dhayloaad ayaa sheegay in heerka amaanka hada uu jooga ay soo gaarsiiyeen mamulkii horay uhayay amniga gobolka oo uu horkacayay G/sare [...]
Real Madrid oo iibsatey Ciyaaryahanka khatarta ah ee wadanka Jarmalka Mesut Özil
Sports(Pi) Mesut Özil oo asal ahaan kasoo jeeda Turkiga balse u ciyaara qaranka Jarmalka caadi ahaana ka ciyaaraca kooxda Werder Bremen ayaa ka mid ahaa ciyaaryahanada indhaha lagu hayey koobkii aduunka ee Koonfur Afrika,
“Waxaan Gacanta Ku Dhignay Dadkii Abaabulay Rabshadii Ka Dhacday Garowe.
Garowe(Puntandi.com);-Mamulka Gobolka Nugaal ayaa ka hadlay Rabshadii ka Dhacay Duleedka Magaalada Garowe ee Casimada Dawlada Puntland taa oou dhaxaysay Maleeshiyo Beeleed iyo Ciidamada Puntland.
Godomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheegay in Dagaalka uu ku salaysnaa Maleeshiyo doonaysay in ay dhacaan dhul ay Dawladu leedahay oo ku yala deegaanka kayr seexay iyo Ciidamada Amaanka oo [...]
C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan Oo Ku Baaqay Qaadashada Warqada Dhaqdhaqaaqa.
Galkacyo(Puntlandi.com);- Duqa Degmada Galkacyo C/raxmaan Maxamuud Xaaji xasan ayaa wadayaasha gaadiidka iyo dadka ukala safraya Deegaanada Dawlada Puntland ugu baaqay in ay qaataan warqada dhaqdhaqaaqa oo dhawaan laga hirgaliyay Gobolada Puntland.
Warqada dhaqdhaqaaqa ayaa dhawaan laga hirgaliyay mMagaaloyinka Dawlada Puntland waana warqad loogu talagalay in ay qaataan wadayaasha gaadiidka taa oo lagu ogaanayo tirada dadka saaran baaburka [...]

RSS Feed
Posted in






