23/08/2010 Waxaa caasimadda Dalka Zambia ee Lusaka ku geeriyooday Mudane Cumar Umal, Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalkaas muddo dhawr iyo labaatan sano ah. Cumar wuxuu u geeriyooday si caadi ah, wuxuuna ahaa Guddoomiyaha Safiirrada ajnebiga ah ee dalkaas ku sugan oo dhan bacdamaa uu isagu ahaa kii ugu muddada dheeraar xagga safiirnimada. Danjire Cumar Umal wuxuu [...]
Archive for the ‘Boga Dadweynaha’ Category
Ogaysiis Tacsi: Marxuum Cali Jamac Warsame Islaan
London(Puntlandi.com) Alla ha u naxariistee Waxaa 15.08.2010 saaka aroornimadii ku geeriyoodey magaalada London Cali Jamac Warsame Islaan, Geerida marxuumka waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ehelka iyo Qaraabada, Marxuumkana waxaan illaah
Tacsi:-Geeridii ku timid Alla ha unaxariistee Mohamed Cabdirashiid A. Sharmaake
Waxaa Dalka Canada ku Geeriyoodey Alla ha u naxariistee Mohamed Cabdirshiid Cali Shrmaake oo ah Ra´iisal wasaaraha Soomaaliya walaalkiis,Waxaa halkaan Tacsi looga dirayaa Dhamaan Reer Cabdirashiid Cali Shrmaake iyo
Ogeysiis Tacsi: marxuum Abdulqaadir Adan Dalab(Cabdi Madoobe)
Waxaa sabtidii 28 Luuliyo 2010 ku geeriyoodey magaalada Gaalkacyo Alla ha u naxariistee marxuum Nabadoon Abdulqadir Adan Dalab oo loo yaqaanay
Ogeysiis Tacsi naxdin leh oo ku timid Bashiir Bare Samatar oo ka mid ahaa dadkii saraa diyaaradii sheley ku burburtey Pakistaan
Alla ha u naxariistee waxaa shaley shilkii diyaarada ee ka dhacey Pakistaan ka mid ahaa dadkii ku dhintey marxuum Bashiir Bare Samatar oo kamid ahaa Ganacsatada ugu waaweyn ee Puntland.
Ogeysiin Tacsi Alla ha u naxariistee Marxuumad Caasho Jamac Warsame Islaan
Waxaa Magaalada Nairobi ku Geeriyootey 24/7/2010 Alla ha unaxariistee Caasho Jamac Warsame Islaan, Geerida marxuumada waxaa la ogeysiinayaa loona tacsiyadeynayaa Ehelka oo dhan,Waxaa tacsida diraya
Ogeysiis Tacsi:- Ahmed Cumar As-hari oo maanta Nairobi ku Geeriyoodey (Dhageyso Taariikhdii Marxuumka)
INAA LILAAHU WA INAA ILAAHU RAAJUCUUN
WAXAA EHELDA,QARAABAA IYO UMMADA SOOMALIYEEDBA LA OGEYSIINAYA IN MAANTA OO AH 11.07.2010 UU MAGAALADA NAIROBI KU GEERIYOODAY ILAAH HA U NAXARIISTEE MARXUUM AXMED CUMAR AS-HARI,

RSS Feed
Posted in






