puntlandi.com
Dhageyso Sheikh Ciise Ahmed Dalabey: Waxaan u sheegayaa Beesha Harti iney naga kaxeystaan Cumar Cabdirashiid A.Sharmaake
Muqdisho(Puntlandi.com)”Waaxaan u sheegaya Beesha Harti iney naga kaxeystaan Raíisalwasaare Cumar, Hantidayadii buu dhacay oo uu Puntland geeyey”  Hadalkaan wuxuu ka mid ahaa khudbad uu jeediyey Ninka layiraahdo Sheikh Ciise Ahmed Dalabey oo sheegtey inuu yahey gudoomiyaha Gole cusub oo lagu magacaabo Golaha Guurtada Hawiye, khudbada labo qayb ayaan u qaybiney ee hoos ka dhageyso Qaybta  dambe waxey ku socotaa Al-shabaab, riix meesha hoose si aad u dhageysato,
Dhageyso 2
Ali Yuusuf Alli Xoosh Oo Ka Hadlay Gola Usamaynta Degaanada Puntland Iyo Golaha Galkacyo
Garowe(Puntlandi.com);- Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Dawlada Puntland Ali Yuusuf Ali Xoosh ayaa ka hadlay gola usamaynta degmooyinka Dawlada Puntland.
Wasiirka ayaa sheegay in ay sinabada ku soo dhamaadeen Gola usamaynta degmooyin katirsan Dawlada puntland .
Ali Xoosh ayaa soo hadal qaaday Golaha deegaanka degmada Galkacyo oo maalmahii udanbeeyay uu ka taagnaa muran ku aadan qaabka ay u dhisanyihiin.
Wasiirka ayaa sheegay in Golaha Galkacyo udhisnaan doonaan sida haatan u dhisanyihiin waxaana uu sheegay in aan isbadal lagu samayn doonin Tastuurkii horana lagu dhisay.
Mamulka Degmada Galkacyo ayaa ku dhisan tastuurkii hore ee Dawlada puntlad waxaana Ali xoosh uu sheegay in waqtigooda dhamaysan doonaan.
UNHCR Oo ka Hadashay Dagaalada Somaliya Iyo Tacadiyada Shacabka.
Kenya(Puntlandi.com);- War qoraala oo ka soo baxay Hay’ada Qarmada midoobay uqaabilsan Qoxootiga ayaa looga hadlay dagaaladii udanbeeyay ee ka dhacayay Muqdisho iyo tacadiyada shacabka loo gaystay.
Qoraalkan oo uu warbaahinta u aqriyay Afhayeenka Hay’ada UNHCR ayaa waxaa uu ku sheegay in tacadiyo loo gaystay dadka shacabkaa ee aan ku lugta lahayn dagaalada muqdisho.
Afhayeenka ayaa sheegay in tira gaaraysa  230 ay ku dhinteen dagaaladii udanbeeyay ee ka dhacay magaalada muqdisho.
Hay’ada UMHCR ayaa sidoo kale soo bandhigtay tirada dadka ku dhawacmay dagaalada iyo kuwa ku barakacay waxaana ay sheegeen in ay ku dhawacmeen dad gaaraya 400-qof Halka ay guryahoodii ka barakaceen 23,000-qof.”
Hay’ada ayaa ugu baaqday kooxaha dagaalamaya in dagaalka ay joojiyaan oo ay baajiyaan dhimashada dadka maatadaa ee ku sugan magaalada muqdisho.
UNHCR waxaa ay sheegtay in ay gaabis galayaan gar’gaarka la siiyo dadka barakacay maadaama amaanka dalka uu sii xumaanayo.
Ali Ahmed Abdi
Suuqyada Galkacyo Oo Laga Dareemayo Udiyaargarawga Munaasabada Ciida.
Galkacyo(Puntlandi.com);- Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa udiyaargarawga munaasabada ciidul fidriga.
Suuqyada waawayn ee magaalada ayaa waxaa laga dareemayaa udiyaargarawgan waxaana buux dhaafiyayb dadka doonaya in ay gataan agabyada loo baahanyahay maalinta ciida.
Shabaka Puntlandi.com oo Booqasha ku tagtay suuqyadaa ayaa shacabka waxaa ay u sheegeen in ay si aada ugu diyaargaroobeen maalinta farxadeed ee ciida.
Caruurta ay waalidkood wehliyaan ayaa buux dhaafiyay suuqyada kuwaa oo loogadayo dhar iyo Alaabta ciyaarta oo ay soo qataan Subaxa ciida.
Ali Ahmed Abdi
Khilaafka Madaxda Dawlada iyo Halka Uu Marayo(Warbixin Gaaban)
Muqdisho(Puntlandi.com);- Magaalada Muqdisho ee casimada somaliya iyo guud ahaanba dalka ayaa laga dareemay khilaafka soo shaac baxay ee u dhaxeeya madaxwayne Shariif iyo Raysalwasaree Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.
Khilaafka ayaa salka ku haya tastuurka cusub ee dalka lagu samaynayo kaa uu ka soo horjeestay madaxwayne shariif waxaana Raysalwasaaraha Warqad uu kaga hadlayo khilaafka udiray Beesha Caalamka oo taageera sii Dawlada aan awooda badan lahayn.
Raysalwasaare sharmaake ayaa magaalada Nayrobi kawada kula uu laqaadanayo wafuud ka socota beesha Caalamka waxaana ajandaha ugu wayn lagu sheegay in uu kala hadlayo guud ahaan masuuliyiinta uu la kulmo khilaafka madaxwaynaha iyo xalka laga gaari karo.
Madaxwayne shariif ayaa dhiniciisa magaalada muqdisha kawada kula uu laqaadanayo xildhibaano ka tirsan Barlamaaka waxaana uu ka dhaadhicinayaa sidii looga soo horjeesan lahaa Tastuurka Cusub ee Dalka loo samaynayo.
Gudiga madaxa banaan ee tastuurka gacanta ku haya oo dhawaan soo gaaray deeganada Dawlada Puntland ayaa sheegay in tastuurka uu yahay mid qabyaa wax laga xumaadana ay tahay in Madaxwaynaha ka soo horjeesto .
Siyaasiyiin ku sugan Dalka Somaliya oo Lahadlay Puntlandi.com ayaa sheegay in ay haboontahay in Madaxwaynaha la waydiiyo sababta haatan uu tastuurka ugu hadlay madaama uu soo socday muda dheer misa madaxwaynaha lama socda shaqooyinka Dalka ka socda.
Ka Hadalka Tastuurka Dalka loo samaynayo ayaa gaaray halkii ay labada masuul lakala safteen Wasiiro Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Dalka gudihiisa ku sugan.
Raysalwasaaraha ayaa umuuqda shaqsi taageero badan ka haysta Beesha Caalamka ee dawlada dalka dibadiisa ku soo igleeshay.
Hadii uu sii xoogaysto khilaafka waxaa uu noqonayaa khilaafkii labaad ee Madaxda ugu saraysa Dawlada soo kala dhaxgala ee sirasmiya u soo shaacbaxa waxaana madaxwaynaha ku fashilmay xiligii uu xil ka qaadista ku sameeyay Raysalwasaaraha waxaana khilaafkan u muuqda mid kale oo madaxwaynaha xilka kaga tagayo,
Wararkale oo lahelay warbaahintana shaacisay ayaa sheegay in Wadamada Beesha caalamka iyo Qaramada midoobay wadaan qorshayaan Madaxwaynaha Xilka looga qaadayo.
Ali Ahmed Abdi
Wasiirka Maliyada Dawlada Puntland Oo Ka Hadlay Amaanka Boosaaso.
Boosaaso(Puntlandi.com);- Wasiirka Maaliyada Dawlada Puntland Faarax Cali Shire ayaa ka hadlay amaanka magaalada Boosaaso iyo dadka dhibaatoyinka ka gaysanaya gudaha Boosaso.
Wasiirka oo ka qaybgalayay furitaanka Shirkad ganacsi ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay ka qaybqataan sugida amniga isagoo intaa ku daray in dadka Dilalka gaysanaya ay gabaad siiyaan dad deegaankaa.
“Dadka Dilalka ka mayimaadaan dalal kale kadibna kuma laabtaan ee waxaa gabaad siiya dad deegaankaa oo ay lanoolyihiin’Ayuu yiri Wasiirka.
Faarax ayaa shacabka boosaaso ugu baaqay in ay ciidamada ka caawiyaan sugida maadaama amaankooda la sugayo.
Hadalkan wasiirka ayaa ku soo aadaya xili magaalada Boosaaso maalmahii udanbeeyay ka dhacayeen dilal qorshaysan iyo Qaraxyo lala eegto masuuliyiinta Dawlada Puntland.
Ali Ahmed Abdi
Madaxwaynaha Masar Oo Ka Hadlay Colaadaha Ka Taagan Wadamo Somaliya kamidtahay.
Masar(Puntlandi.com);- Madaxwaynaha Dalka Masar Xusni Mubaar ayaa ka hadlay xaalada wadamo ay kamidtahay somaliya kuwaa uu ku tilmaamay hadaan waxlaga qaban in ay soo wajihi doonto xaalad kadaran kuwa haatan ay ku suganyihiin.
Mubaarak  ayaa wadamada islaamka ugu baaqay in ay ka hadlaan oo ay waxkaqabtaan dhibaatoyinka ay ku suganyihiin wadamada Somaliya Ciraaq Bakistaan.
Madaxwaynaha waxaa uu intaa ku daray hadii aan ladabargony colaadaha ka taagan wadamadaa in ay ku fididoonaan guud ahaan wadamada Islaamka.
Xusni Mubaarak waxaa si aada ugu hadlay dhibaatada somaliya iyo dagaalada aan dhamaadka lahayn waxaana kooxaha ishaya uu ugu baaqay in dalka nabad ku soo dabaalaan.
Hadalkan ayaa ah kii ugu horeeyay ee madaxwayha uu si wadara ugu hadlo dhibaatoyinka wadamada Somaliya Ciraaq Sudaan iyo Bakistaan,
Ali Ahmed Abdi
Saaka iyo Xaalada Muqdisho.
Muqdisho(Puntlandi.com);- Magaalada Muqdisho ayaa saaka hiirti waabari waxaa dib ugu bilawday madaafiic iyo dagaalo u dhaxeeya kooxaha isku haya talada caasimada.
Dagaalka ayaa waxaa uu ka bilawday goobo aan ka fagoyn xarunta madaxtooyada VILA SOMALIA waxaa la maqlayay madaafiic xoogan oo laba dhinac iswaydaarsanayeen.
Ciidamada Amisom ayaa waxaa ay tuurayeen madaafiix xoogan oo umuuqday kuwa ay isaga caabinayeen dagaalka Shabaab.
Goobjoogayaal ku sugan aaga dagaalka ayaa Puntlandi.com u sheegay in ay arkayeen maydka iyo Dhawaaca kooxaha iska soo horjeeday oo daadsanaa goobta uu dagaalka ka socday.
Afhayeeno u hadlay Dawlada iyo Shabaab ayaa guulo ka sheegtay Dagaalkii xalay waxaana midkastaa uu sheegay in uu gacanta ku hayo saldhigyadii lagu dagaalamay.
Madaxa gaadiidka Daabula dhaawacyada xiliyada dagaalka ayaa sheegay in ay qaadeen Dhaawacyo ka dhashay dagaalka,
Ali Ahmed Abdi
Norway oo ay maanta ka bilaabatey maxkamad nin Soomaali ah lagu qaadayo
Oslo(Puntlandi.com) Waxaa maanta ka bilowdey magaalada Oslo ee caasimada Norway maxkamad lagu qaadayo nin Soomaali ah balse heysta dhalasho Norwegian ah, ninkaan ayaa lagusoo eedeeyey inuu dhaqaale u ururiyey kooxo Argagixiso ah oo Al-shabaab ka midyihiin.
Sirdoonka Norway oo marka lasoo gaabiyo looyaqaan PST waxey sheegeen in ninkaan uu xaafada Grøndland ee magaalada Oslo uu ku lahaa urur lagu magacaabo Banadir Welfare Organisation kaasoo uu sheegey ninku inuu caawiyo soomaalida ku dhibaateysan Soomaaliya ,sida ay sirdoonku sheegeense ujeedada ururku sidaas ma aheyn ee wuxuu lacag u ururinjirey Al-shabaab iyo kooxo kale, waa sida ay sheegeen sirdoonka Norway.
Sirdoonka Norway ayaa in mudo ah daba socdey ninkaan Soomaaliga ah iyo dhaqdhaqaaqiisa, waxey xitaa dhageysan jireen telefoonadiisa, dacwadaha lagusoo oogey waxaa ka mid ah oo kale inuu sitoosa lacag ugu direy qaar ka mid ah hogaamiyayaasha Al-shabaab oo laga magacaabey, Fu´aad Shangole iyo Aaden Xaashi Cayroow (Intuu noolaa).
Waxey bileysku kaloo soo bandhigeen in ninkaan Soomaaliga ah uu lacag si toosa ugu direy Fu´ad Shangole bishii Ogosto 2007, waxey kaloo sheegeen in Fu´aad iyo ninkaan ay isyaqaaneen intuu Fu´aad Shangole deganaa Sweden.
Waxey kaloo sirdoonka Norway soo bandhigeen cajalado laga duubey oo muuqaal ah xarunta jaaliyada uu ninkaan lahaa(Ururka) kasoo ay sheegeen iney ku hayaan cadeymo badan. waxey kaloo maanta maxkamada kusoo bandhigayaan ugu yaraan 170 jeer oo teleetoonkiisa laga duubey isagoo la hadlaya hogaamiyayaasha Al-shabaab.
Xeer ilaaliyaha dowlada ee dacwada ku soo oogaya ninkaan wuxuu sheegey in dhaqaalaha ninkaan u direy Al-shabaab loo adeesadey dilka ugu yaraan 80 qof oo rayid ah, qaarkoodna xubnahooda qaar kamid ah laga gooyey(Gacmaha iyo lugaha).
Ninkaan Soomaali/Norwegian-ka ah wuxuu jiraa 41 sano, waxaa la xirey bishii febaraayo 2008,  Sharciga argagixisada oo ah midka la doonayo in loo adeegsado kiiska ninkaan ayaa la sameeyey 2002,hadii lagu xukumona wuxuu noqonayaa ninkaan Soomaaliga ah qofkii ugu horeyey ee sharcigaan(Qodobkaan) loo adeegsado,ciqaabta qodobkaan waa ciqaabta ugusareysa Norway ee qof lagu xukumo.
Sawirkaan hoose waxaa soo bandhigey ciidamada Sirdoonka Norway PTS iyagoo ku sharaxaya sida uu dhaqaalaha ukala diri jirey ninkaan iyo dadka uu u diri jirey. maxkamada sare ee Norway ayaa xanibtey in ninkaan magaciisa lagusoo bandhigo saxaafada sidaas awgeed ayaanaan usoo gudbin karin magaca ninkaan.
Wariyaha Puntlandi.com  ee Norway Mr.Xabiib ayaa jooga maxkamada, waase loo diidey dhamaan saxaafada iney galaan  maxkamada(maxkamad albaabadu u xiran yihiin) waanse idiin soo gudbinaynaa wixii soo kordha.sawirka hoos ka fiiri
Xabiib mohamed
xafiiska Puntlandi.com  ee Norway
oslo@puntlandi.com
“Waxqabad Ayaan La’imaan Doonaa Laakiin Haatan Degmada Adeeg Mamul Malaha”Godomiyaha Degmada Burtile.
Burtinle(Puntlandi.com);-Mamulka Cusub ee Dhawaan loo igleelay Degmada Burtile ee Gobolka Nugaal ayaa soo saaray cabashooyin ku aadan agabla’aan ahysata mamulka degmada.
Godomiyaha cusub ee degmada Burtile  Axmed Khaliif Faarax ayaa sheegay in degmada aysan haysan guud ahaan adeegyada mamulka gaar ahaan gawaarida ciidanka ku shaqeeyaan.
Axmad Khaliif ayaa sheegay in adeegyo mamul ku shaqeeyo uusan kala wareegin mamulkii talada hayay waxaana uu sheegay in Degmada aysan lahayn Qalab ay ku shaqayso.
Godomiyaha waxaa uu ka codsaday Dawlada Puntland in mamulka cusub u soo dhamaystirto adeegyada mamul ku shaqeeyo.
Axmad Khaliif ayaa sheegay in mamulkiisa uu ku dadaali doono in degmada uu ka hirgaliyo mashaariic hormarineed oo aan Degmada horay uga jirin.
Waxaa uu ugu baaqay shacabka Degmada in ay bixiyaan canshuuraha si degmada ugu tilaabsato talaaboyin hormarleh.
Ali Ahmed Abdi