|

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Afhayeenka Golaha iskaashiga Dowladd Goboleedyada

Madaxweynaha dowladda Puntland ahna Gudoomiyaha golaha iskaashiga Madaxda Maamul goboleedyada dalka Cabdiwali Cali Gaas  ayaa maanta waxa uu magacaabay  Afhayeenka golaha iskaashiga  dowladd goboleedyada  dalaka.

C/wali Gaas ayaa Afhayeenka golahan u magacaabay  C/laahi Sheekh Xasan.

Halkan ka Akhriso.

Afhayeen_golaha-iskaashiga_11-Oct-2018

You must be logged in to post a comment Login