|

(Sawirro) : Ciidamada PSFta Puntland oo 10,000 oo doolar ugu deeqay Isbitaalka Qardho

Ciidamada  PSFta ee Puntland ayaa Isbitaalka degmada Qardho ee xarunta gobolka Kar kaar ,waxa ay ugu deeqeen lacag dhan cadadkeeda 10,000 oo doolar .

lacagtan ayay sheegeen saraakiisha ciidamada in loogu tala galay dhimaha Isbitaalka degmada Qardho.

Munaasibada ayaa waxaa ka soo qayb galay oo goob joog  ka ahaa  maamulka Gobolka ,kan Degmada, iyo Odayaasha dhaqanka .

Halkan ka daawo. Sawirrada.

You must be logged in to post a comment Login