|

(Dhegayso) : Nin Xoolo dhaqato ah oo lagu dilay deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug

Deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug ayaa xalay waxaa lagu dilay   nin kamid ah dadka xoolo dhaqatada ah  oo lagu magacaabi jiray Cali Afwayne .

Qoyska uu ka dhashaya ninkan ladilay  aya shegeegay in dilkan loo malaynayo in uu ka dambeyo  Ehelada mid kamid ah gabadha uu ninkan qabay .

Meedka ninkan ayaa waxaa loo qaaday magaalada Gaalkacyo , waxaana goobta soo gaaray ciidamada amniga ee gobolka Mudug oo wada baaritaan ku adan sida ay dhacdadan ku timid.

Halkan ka dhegayso.

      Goob jooge

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login