|

Tacsi– Marxuumad Xaawo Diib Yusuf Abdalle oo London ku geeriyootay Shalay oo Axad ah 13/5/2018


Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii Marxuumad Xaawo Diib Yusuf Abdalle oo shalay ku geeriyootay magaalada London

Allah u naxariisto. waxaan alle uga baryeenaa inuu Janadiisa Fardowso Geeyo amiin. Caruurtii ay ka taytay iyo ehelkaba Samir allaha nagasiiyo. amiin amiin.

Waxaa geerida Marxuumada lagu wargalinayaa dhamaan Ehelkeedii iyo Asxaabtiiba

You must be logged in to post a comment Login