|

(Dhagayso)+ Sawirro:-Diyaar garowga Bisha Ramadaan iyo dhaq Dha qaaqa Ganacsi ee Suuqa Magaalada Bosaaso

Bisha Barakaysan ee Ramadan ayaa waxaa ka harsan oo kaliya sida lasheegay mudo  Sadax maalmood ah.

Magaalada Bosaaso oo ah Xarunta Ganacsiga  ee dowladda Puntland ayaa waxaa laga Dareemayaa udiyaar garowga Bisha Ramadaan ee fooda inagu soo haysa.

Cimilada Magaalada Bosaaso ayaa xiligan ah mid aad ukulul maadaama lagu jiro Xiligii xagaaga , iyadoona dadku  intooda badan Magaalada ay isaga xagaa baxeen .

Bisha  Ramadaan marka lagaaro dadku wax yaabaha  ay aadka u  iibsadaan oo ay isticmaalaan waxaa kamid ah , Timirta ,Saraeenka  Caanaha , iyo Biyaha sifaysan .

Wariyaha Puntlandi.com  ee Magaalada Bosaaso  ayaa booqday Maanta Suuqa Magaalada Bosaaso, si uu ugu kuur galo dhaq Dhaqaaqa ganacsi ee suuqa  ka jira, Wuxuuna  soo Waraystay qaar kamid ah dadkii ka adeeganayay suuqa iyo Ganacsatada Qudaar layda ah .

Halkan ka dhagayso.

      Shacabka Bosaaso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login