|

DEG-DEG:- Dowladda Puntland oo ka hadashay dagaalka ka socda Tukaraq

Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Qarjab oo goor dhowayd shir jaraa’id saxaafada ugu qabtay Garowe, ayaa ka hadlay dagaalka ka socda aagaTukaraq ee u dhexeeya ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa Somaliland, dagaalkaas oo saakay waaberigii bilowday.

Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay dagaalkaan inay soo qaadeen ciidamada Somailand oo weerar kusoo qaaday farriisimada ciidamada Puntland ku lahaayeen gobolka Sool.

Waxa uu wasiirku sheegay in ciidanka Somaliland jab xoogan loo geystay islamarkaana uu haatan dagaalku socd, isagoo intaas ku daray inay dowladdu dib kasoo faahfaahindoono khasaaraha.

Halkaan ka daawo shirjka jaraa’id ee wasiirka

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login