|

(Dhagayso) Sarkaal Al-shabaab ka soo goostay Oo Balad Xaawo ku dilay Askari Ciidamada dowladda katirsan

Sarkaal ka tirsanaa  kooxda  Al-shabaab oo horay uga soo goostay Al-shabab  dabayaaqadii  Sanadkii 2017 kii  ayaa ka baxsaday Xabsi ku yaala Magaalada Bada-Xaawo ee Gobolka Gado .

Ninkan ayaa lasheegay in uu qiyaano ku sameeyay Ciidamadii Saldhiga ku sugnaa waxaana uu sheegay in ay Al-shabaab ay raad sanayaa sidaasi darteedna uu ubaahanyahay in lagu daro Askari ka tirsan Ciidamada dowladda ,waxaan u suurta gashay in  markii  lagu daray  Askarigii Ciidamada dowladda katirsanaa  uu dilo una u baxsado dhanka Al-shabaab oo uu horay sida uu sheegay uga soo goostay  .

Wasiirka Wasaarada Amniga ee Maamulka Jubaland C/rashiid Janan ayaa sidaasi Warbaahinta uxaqiijiyay maanta .

intabadan  xubnaha ka soo goosta Al-shabaab kuna soo biira Ciidamada dowladda ayaa sameeya dhacdooyinka noocaan oo kale ah ,waxayna tani ay tusaale utahay in sirdoonka Al-shabaab uu ka horeeyo ka dowladda Fadaraalkka Soomaaliya  ayna muuqato dabac sanaan dhanka Ciidamada ah .

Halkan ka dhagayso  Wasiirka.

      Wasiir Janan

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login