|

Breaking News:- Madaxweyne Gaas oo kusoo laabtay Garowe kuna dhawaaqay dagaal daba dheeraada oo maamulka Hargeysa lala galayo.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe, ayaa u hambalyayeey Ciidamada Difaaca Puntland wuxuuna u sheegay Muuse Biixi inuu eedi doono dagaalka uu wado.

Wuxuu madaxweynuhu u sheehgay shacabka Puntland gudo iyo dibad-ba in loo diyaar garoobo dagaal daba-dheera iyo ilaalinta sharaftooda iyo karaamadooda.

Madaxweynuhu wuxuu u sheegay shacabka inaan la huridoonin dagaal si looga hortago kuwa leh Engriis ayaa dhul nasiiyay.

Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu cadeeyay in dhammaan laga xoreyn doono dhulka ay joogaan Gooni goosatadu dagaalkuna wuu socon doonaa ilaa dhula Puntland dhamaantii laga tagayo.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login