|

Akhriso:-Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ” Soomaaliland Iyada Ayaa Soo Weerarta dowladda Puntland”

Madaweyne yaasha Maamulada Jubaland , Galmudug  Hir-shabeele iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa siwada jir ah  u Cambaareeyay Weerarkii gardarada ah ee Malayshiyaadka Soomalailand ay ku soo qaadeen Ciidamada Difaaca Puntland, kaas oo markii dambe Malayshiyaadkii Muuse biixi lagu jabiyay loogana qabsaday Saldhigyo Milatari ,Gaadiid Ciidan ,iyo Hubka noocyadiisa kala duwan.

Madaxweyne yaasha ayaa Yiri” Goluhu waxa uu ka walaac san yahay Dagaalka ka Soo cusboonaaday Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, oo kamid ah Deegaanada Puntland  oo May 15keedii Malayshiyaadka Muuse biixi ay weerar qaawan ku soo qaadeen Cidamada Puntland .

Hadalkan ayay ka sheegeen Madaxda Maamulada dalka Soomaaliya Shirkii shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Baydhabo.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login