INAA LILAAHU WA INAA ILAAHU RAAJUCUUN
WAXAA EHELDA,QARAABAA IYO UMMADA SOOMALIYEEDBA LA OGEYSIINAYA IN MAANTA OO AH 11.07.2010 UU MAGAALADA NAIROBI KU GEERIYOODAY ILAAH HA U NAXARIISTEE MARXUUM AXMED CUMAR AS-HARI, OO AHAA QORAA IYO MUFIKIR SOMAALIYEED, ISLA MARKAANA KA MID AHAA ASAASAYAASHII WARBAAHINTA CASRIGA EE UMADDA SOOMALIYEED
ILAAH HA U NAXARIISTO MARXUUMKA, INTII UU KA TEGYNA SAMIR IYO IIMAAN ILAAH HA KA SIIYO
Waxaa nasoo gaarsiyey Tacsida
MAXAMED XUSEEN DAANIYE
Qofkii Raba inuu tacsi u diro eheladii Marxuum Ahmed fadlan tacsidaada ku qor form-ka Comments-ka
Halkaan hoose ka dhageyso Taariikhdii Marxuumka
Taariikhdii Marxuum Ahmed Cumar As-hari

RSS Feed
Posted in 





