|

Daawo Video Raysal Wasaare Kheyre oo Booqasho ku tagay Adis ababa

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaali Xasan Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxay gaareen Magaalada Adis ababa ee Dalka Itoobiya.

Raysal wasaaraha ayaa Casumaad rasmi ah wuxuu ka heley Raysal wasaaraha Itoobiya.

You must be logged in to post a comment Login