|

Akhriso:-+Dhagayso:- Gudiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Oo lagu Dhawaaqay

kulan maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen Xarunta Aqalka hoose ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku doorteen Gudiga doorashada Gudoonka Aqalka hoose .

 

Gudigan ayaa ka kooban ilaa iyo 15 xubnood oo laga soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka .

Halkan ka Akhriso.

      Gudiga lamagacaabay

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed