Waxaa Magaalada Nairobi ku Geeriyootey 24/7/2010 Alla ha unaxariistee Caasho Jamac Warsame Islaan, Geerida marxuumada waxaa la ogeysiinayaa loona tacsiyadeynayaa Ehelka oo dhan,Waxaa tacsida diraya
Dhamaan Shaqaalaha Warbaahinta Puntlandi.com waxey tacsi u dirayaan Ehelkii,Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootey alla ha unaxariistee Caasho J. W. Islaan. gaar ahaan Caruurteeda Ilma cali Askar.
****************************************************
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun
Dhammaan golaha qurbajoogta Puntland-Denmark, waxay tacsi u dirayaan
Guddoomiyaha golaha qurbajoogta Puntland-Denmark Cabdisalan Cali Askar
oo hooyadiis alle ha u naxariistee Caasho Jaamac Warsame Islaan ku geeriyooday
24-07-2010 magaalada nairobi ee dalka kenya. waxaana leenahay ilaah
samir ha ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday
caasho warsame Islaan iyadana ilaah janadii fardowsa ha ka waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Qoraha tacsidaan
Farah Yassin Osman
**********************************************************
Xaadsan Cali ilweyn iyo Dhamaan ilmo farax Xayir ayaa iyana tacsi u dirayaa ilmo Cali Askar Geeridii ku timid Hooyadood waxey kaloo tacsi udirayaan dhamaan ehelkii iyo aqaraabadii
Qoraha tacsidaan Xaadsan Cali Ilweyn
Dhamaantayo waxaan marxuumada illaahey uga baryeyenaa Dambi dhaaf iyo jano waarta
Aaaaamiiin

RSS Feed
Posted in 





