|

Culimada Hargeysa oo taageeray duulaanka Muuse uu kusoo qaaday gobolka Sool iyo culimadii Puntland oo huruda

Garowe (Puntlandi) Culimada Soomaliland ayaa si cad u taageeray duullanka maamulka Hargeysa uu kusoo qaaday gobolka Sool, iyagoo sheegay in aysan jirin beel xuduud gaar ah la siiyay oo dadka kale ka xigtay, balse lagu midaysan yahay sida ay hadalka u dhigeen magaca Somaliland.

Dhinaca kale, culimada Puntland ayaa u muuqda kuwa ka hurda dhibaatada ka socota gobolka Sool iyo dagaal xaq darrada ah ee lagusoo qaaday shacabka Sool, iyadoo haatana culimada Hargeysa ay si cad u sheegeen in Puntland dagaal xaq darro ah kusoo qaaday gobolka Sool.

Halkaan hoose ka daawo.

 

 

Comments are closed