|

(DAAWO)Taliska Ciidanka daraawiishta Puntland Buuhoodle oo ku dhawaaqay dagaalka ka dhan ah maamullka Hargeysa.

Taliska ciidanka difaaca dowladda Puntland oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa waxa uu ku dhawaaqay dagaal culus oo ka dhan ah maamulka Soomaaliland, waxaana uu sheegay in ciidanka difaaca Puntland ay jawaab ka bixin doonaan daandaansiga Soomaaliland.

You must be logged in to post a comment Login