waxaa kabilowday 26/07/10 galbeedka london tartanka koob loogu magacdaray
somali uk football festival2010 oo uu soo qabanqaabiyeen ururk ay ku bohoobeen dhamaan xidigihii hore ee kubada cagta ,kaas oo lagumagcaabo (somali sport association uk)
tartankaas oo ahaa mid si heersare ah loo soo gaasimey wuxuu socondoonaa ilaa 04/08/10 wxayna ciyaaruhu si habsami ah uga socdaan garoonka loogumagacdaray
orodyahankii caanka ahaa Linford Christie oo GB u ordijirey (100m).
koobkan ayaa waxaa ku loolamaya 8 kooxood waxaana larajaynayaa inay ka soobaxaan waxayaabo dhiiri gelindoona bahda isboortiga dibna usoonoolayn doona magaca ciyaaraha soomaaliya,
Waxay ciyaarahaan lasoo gabagabeynayaa 4 Ogosto
waxa xafladaa daadahahaynaayey macalin john oo ah nin aad looguyaqaan isboortiga,
- shidane oo ah gudoomiyaha ururka ciyaartoygii heerka koowaad
- muriidi aabanuur abati
- bile cali
- daysane
- biriq
- sakariye
- cabdinuur rooble
- cumarbile
- faaqid
- kaytoon
- black
- xuseen fowqa
- jamaal
- muftin
- abliisha
- xuseenoow
- cumar muuse
- danjire caalin
- ahmed cilmi
- soomareey
- ahmed sheel
- shiine guhaad
- shaacir shiiqoow
- biyooleey iyo avocato diiriye
- bakiin
- xaawataako
- samsam
- naley
- maryan muudeey
Hoos ka daawo Sawiradii oo dhan

RSS Feed
Posted in 





