|

DEG-DEG:- Akhriso:- Guddiga difaaca Puntland oo jawaab culus kasoo saaray hadalkii Feysal Waraabe.

Guddiga difaaca dowladda Puntland oo goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa jawaab culus kasoo saaray hadalkii Feysal Cali Waraabe kasoo yeeray ee uu ku baaqayay in lalaayo ardayda reer Puntland ee wax ka barta gobolada maamulka Hargeysa.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdulaahi Timacadde, oo katirsan guddiga difaaca ayaa saxaafada u aqriyay bayaan kasoo baxay guddiga difaaca.

Halkaan hoose ka akhriso.

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login