Isniintii 26 luuliya ayaa Internetka la soo galiyey qoraalo kor u dhaafey sagaashan kun oo bog oo ka hadlaya Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afganistaan,dokumintiskaan ayaa ahaa sir qarsoon oo mareykanku filayey inaan cidna heli karin,balse dad ayaa si hoose usoo heley ka dibna kusoo bandhigey Internetka, Arintaan ayaa walwal ku dhalisey Wadamada ciidamadu ka joogaan Aganistaan qoralkaan qaar kamid ah halkaan hoose ka akhriso gaar aan qayb ku saabsan Talabaan oo laynaysa dadka u adeega Mareykanka iyo xulufadiisa Afganistan jooga, Riix meesha hoose

RSS Feed
Posted in 





