|

BREAKING NEWS:- Dowladdda Puntland oo ugu baaqday ardayda reer Puntland ee ka waxbarta Somaliland inay kusoo laabtaan dhulkooda.

 

BREAKING NEWS:- Dowladdda Puntland ayaa ugu baaqday ardayda reer Puntland ee ka waxbarta Somaliland inay kusoo laabtaan dhulkooda, iyadoo sheegtay inuu ammaankooda halis ku yahay hadalkii Feysal Cali Waraabe uu warbaahinta kasii daayay.

Afhayeenka dowladda Puntland, Cabdulaahi Maxamed Quraanjecel, oo saxaafada kula hadlay Garowe, ayaa sheegay in 900 arday oo reer Puntland oo wax ku barta Hargeysa iyo Borama uu ammaankooda halis ku sugan yahay, wuxuuna u sheegay inay kusoo laabtaan Puntland islamarkaana jaamacaddaha Puntland kuyaala ay waxbarashadooda usoo badeshaan.

Halkaan ka daawo.

Puntlandi.com

 

 

Comments are closed