|

(SAWIRRO) Madaxweyne Gaas oo xariga ka jaraya waddo casri ah oo Garowe laga hirgaliyay.

Madaxweyne Gaas ayaa maanta xariga ka jaraya waddo laami ah oo si casri ah loo dhisay oo laga hirgaliyay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Waddadaan ayaa isku xira madaxtooyada Puntland, wasaaraddaha kale ee buurta saaran iyo magaalada Garowe qeybaheeda kale, waxaana dhisay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga.

Dhaqaalaha ku baxay waxaa ku deeqay bankiga aduunka iyo wasaaradda maaliyadda Puntland. Waa waddadii ugu casrisanayd ee laga dhiso Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

DAAWO SAWIRRADA.

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login