|

(VIDEO) Maamulka Hargeysa uu ku habjabay inay xirayaan jaamacadda Camuud

Hargeysa (Puntlandi) Maamulka Hargeysa ayaa ku hanjbay inay xirayaan jaamacadda Camuud ee kutaala magaalada Borame ee xarunta gobolka Awdal, kadib markii masuuliyiinta jaamacaddu raali galin ka bixisay hadalkii Feysal Cali Waraabe.

Halkaan ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login