|

Madaxweyne Gaas ooo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sool.

Madaxweyne Gaas ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sool, xilli dowladda Puntland ku howlan tahay in gobolka Sool laga xoreeyo maamulka Hargeysa oo afduub ku haysto shacabka magaalada Laascaabo, iyadoo haatan la joogo waqtigii xoraynta Laasaano.

Comments are closed