|

Sawirro:-+Dhagayso:- Diyaar garowga Ciida Ee Magaalada Bosaaso

Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa si aad ah waxaa looga dareemayaa Diyaar garowga  Maalinta Ciidul fidriga ee inagu so aadan .

Suuqa wayn ee Magaalada Bosaaso ayaa waxaa ka jirta Saxmad aad ah, waxaana u soo adeeg doonta dhaman Gobolada Puntland ,maadaama ay tahay Bosaaso Xaruntii Ganacsiga .

Magaalada Bosaaso ayaa dadka inta badan sanadka ay aad uga xagaa baxeen , Maadaama ay cimiladu ay aad u kulusha hay .

Wariyaha Puntlandi ee Magaalada Bosaaso ayaa ku soo waramaya in sanadkan Ciidan iyo Ciidii hore uu udhexeeyo farqi wayn , waxaana sare ukac laga dareemayaa qimaha lakala siisto dharka , kabaha , iyo agabaka ay Caruurtu ku Ciyaarto .

Hadaba Hoose ka dhagayso Warbixinta .

      ciida Bosaaso Puntlandi

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login