|

(VIDEO) :-Waasidee Amniga Magaalada Muqisho Ee Casimada Soomaaliya ?

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Fadaraalka Soomalaiya mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa Xalay kormeer  waxa uu ku tagay Saldhigyada Ciidamada Dowladda ee Degmooyinka Gobolka Banaadir  iyo baraha kaantarool ee Ciidamada ay joogaan .

Ra’iisul Wasaarah ayaa Goobihii uutagay waxaa kamid ah ,  Xarunta Dambi baarista  isgoysyada Magaalada , Xarunta Tababarka Ciidamada , iyo Xarunta Taraafikada.

Kormeerka Waxaa ku weheliyay  Wasiirka Amniga,  Taliyaha Ciidanka Booliska ee Asluubta, iyo xubno katirsan Maamulka Gobolka Banaadir .

Halkan ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login