|

Maamulka gobolka Karkaar oo joojiyay bandhig faneed lagu qaban lahaa Qardho.

Qardho (Puntlandi) Maamulka gobolka Karkaar ayaa maanta soo saaray amar lagu joojinayo bandhig faneed maalmaha Ciida lagu qaban lahaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, sida lagu shaaciyay qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Karkaar.

Ujeedada loo joojiyay ayaa lagu sheega, iyadoo lagusoo jiray bishii Ramadaan loona baahan yahay inaan lagu afurin munkar iyo macsi.

Halkaan hoose ka akhriso go’aanka.

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login