|

(Dhagayso) Aragtida shacabka Bosaaso iyo Qudbadii Madaxweyne Gaas

Shacabka ku dhaqan Magalaada Bosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay khudbadii dhinacyada badan taabanaysay ee uu Madaxweyne Cabdiwali Gaas  uu maanta ka jeediyay  maanta  kalfadhigii 41-aad ee Baarlamaanka Dowladda Puntland .

Shacabka qaar ayaa qaba in Madaxweyne Cabdiwali intii uu xilka hayay uu waxbadan qabtay , halka qaarna ay qabaan in Madaxweyne gaas uu ka gaabiyay waxbadan oo Puntland ay taaganyahay meeshii ay joogtay 1998dii .

 

Halkan ka dhagayso Aragtida shacabka Bosaaso .

      Aragtida shacabka Bosaaso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed