|

(Dhagayso) Beelwaynta Ugaaryahan Ee ka soo jeeda Deegaanka Sarmaano Oo Ciidan iyo Calafba kuwareejiyay Gudiga Difaaca dowladda Puntland

Shacabka iyo waxgaradka ku dhaqan deegaanka Sarmaanyo ee Gobolka Sool ayaa  maanta Ciidamada Difaaca Dowldda Puntland waxa ay ku warejiyeen deeq  isugu jirta Calaf iyo ciidan oo ay ugu tala galeen in ay kaga qayb qaataan taageerada iyo garab istaaga Ciidamada difaaca Puntland ee kusugan jiida hore ee dagaalka.

Goobtii deeqdan lagu warejiyay ayaa waxaa ku sugnaa  Wasiirka Amniga Puntland Axmed C/laahi Yuusuf Dowlad, iyo Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland .
Waxaa Goobta hadal kooban ka jeediyay  waxgaradkii deeqdaasi  ku wareejiyay  Gudiga  iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ah isimada waawayn ee Sool iyo Sanaag .iyo Wasiirka arimaha Gudaha ee Puntland Calaahi Timacade .
Halka kadhagayso.
      Garaadka iyo Wasiirka arimaha gudaha Puntland

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login