|

(Dhagayso) Qaar kamid ah Ciidamada keedka Ee Kumaan Dooska dowladda Puntland Oo ku biiray Howlgalka dib uxoraynta Gobolka Sool

Qaar kamid ah Ciidamada kumaandooska ah ee Puntland ayaa maanta gaaray Jiida hore ee dagaalka ee deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ,halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamada  Difaaca ee dowladda Puntland .

Ciidamadan ayaa qayb ka noqonaya Howlgalka ay Puntland ugu jirto dib usoo celinta Gobolka Sool.

Ciidamada ayaa gootaasi  waxaa ku so dhaweeyay xubno katirsan Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland iyo  Gudiga difaaca ee Puntland.

Taliyaha Ciidamada ladagaalanka Argagixisada Jeneraal Muxiidiin ayaa Wasiirada uga warbixiyay Ciidamadan iyo inta ay ka koobanyihiin.

Halkan ka dhagayso.

      Taliyaha iyo Wasirada

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed