|

(Dhagayso) Maxkamada Sare Ee dowladda Puntland Oo Amar kubixisay in la soo xiro Xisaabiyihii hore Ee Gobolka Mudug Oo dalka ka baxsaday

Xeerilaaliyaha Guud ee Maxkamada sare ee dowladda Puntland oo maanta shir jaraaid kuqabtay Magaalada Garoowe ayaa waxa uu Armar ku bixiyay in la soo xiro Xisaabiyihii hore ee Wasaarada Maaliyada Puntland Barkhadle Aadan Muuse oo lagu eedeeyay in u la baxsaday lacag ku jirtay Qasnada dowldda oo logu talagalay in lagu bixiyo Mushaharka Cidamada daraawiishta Puntland iyo shaqaalaha dowladda .

 

Xer ilaalinta ayaa Hay,adaha Amniga dowladda Fadaraalka soomalaiya kuwa Maamulada dalka waxa uu ugu baaqay in ninkaasi ay u so gacan galiyaan meelkasta oo ay ku arkaan.

 

Xisaabiyihii hore ee  Gobolka Mudug ayaa  labo maalin ka hore ka baxay dalka lamana sheegin ilaa iyo hada halka uu tagay.

      xeer ilaaliyaha

????????????????????????????????????

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login