|

((Dhagayso) Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland” Hay,adaha Taageera Ciidamada Waxaan ka codsanaynaa in ay naga Caawiyaan dhismaha Saldhiga Booliska Ee Degmada Boocame

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland  C/laahi Shire dool ayaa kormer shaqo waxa uu kutagay Degmada Boocame ee Gobolka Sool.

Safarka Taliyaha ayaa waxa uu salka ku hayay sidii uu ugu kuurgali laha xaalada ay ku shaqeyaan Ciidamada Booliska Puntland ee Gobolkaasi iyo darufaha haysta.

Taliyaha ayaa Saraakiisha Cidamada  ee  Degmadaasi kawaraystay  xaalada Ciidamada ,waxayna warbixin guud ay ka siiyeen daruufaha ay Ciidamada ku shaqeeyaan iyo baahiyaha ay qabaan .

 

Taliyaha ayaa Hay,adaha Booliska ka caawiya dayactirka Saldhigyada waxa uu ka codsaday  in ay ka caawiyaan dhismaha Saldhiga Ciidamada Booliska Puntland ee Degmada Boocame oo dhawaan uu dhagax dhigay .

      Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed