|

Sadax Qof Oo shacab ah Oo ku dhintay Hoobiye yaal ay Al-shabaab ku soo Tureen Xaafado katirsan Magaalada Muqdisho

Uguyaraan 3 qof ayaa ku dhintay ,ku dhawaad 10 qof o kalena waa ay ku Dhaawacmeen  Tiro Hoobiye yaal ah oo ay ku soo Tureen Xaafado katirsan Magaalada Muqudisho ,kooxda Al-shabaab .

DadkiI ku dhaawacmay Weerarkan ayaa waxaa la geeyay Isbitaalada Magaalada Muqdisho ku yaala halkaas oo xaaladooda Caafimaad lagula tacaalayo.

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas,uuliyada Weerarkan , waxayna ay sheegeen in ay uga dan lahayeen carqaladeenta  Munaasibada maalinta Xorriyadda wadanka ee 1-da Luulyo.

Comments are closed