|

(Dhagayso) C/kariin Qalbi Dhagax “Xarigaygii Itobiya Waxaa ka dambeeyay Shaqsiyaad ka tirsan Dowladda Soomaaliya

C/kariis sheekh Muuse Qalbi dhagax oo dhawaan laga sii daayay Xabsi kuyaala Dalka Itoobiya ayaa maanta markii ugu horaysay  waxa uu lahadlay Warbaahinta Wuxuna  umahad celiyay guud ahaan  dadkii ka qayb qaatay siidayntiisa.

Waxa uu shegay in xarigiisa ay ka dambeeyeen shaqsiyaad u sheegay in ay ka tirsan yihiin xukuumada Somaaliya .
Qalbi dhagax ayaa waxa uu kahadlay colaada uhexaysa Oromada iyo Soomaalida dagan dalkaasi Itoobiya ,waxa uu shegay in colaadaasi ay huninayaan dad ka soo horjeeda wada noolaansha labada qomiyadood.
Halkan ka dhagayso.
      1575868839189771

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login