|

(Dhagayso) Goorma ayay Puntland la soo noqonaysaa Xuduudaheeda iyo Gobolada Sool ee kamaqan Gacanta Puntland ?

Ciidamada Difaaca dowladda Puntland ee ku sugan jiida hore ee dagaalka ayaa maanta waxaa lagaliyay heeganki ugu dambeeyay .

 

Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan dowladda Puntland ayaa Ciidamada ku amaanay sida ay ugu diyaarsan yihiin Difaaca dhulkooda iyo dadkooda oo dulaanka  gardarada ah lagu soo qaaday .

 

Wasiirada goobtaasi ku sugnaa oo Ciidamada kulahadlay goobta ayaa waxaa kamid ahaa Wasirka Amniga Puntland Axmed C/laahi Yuusuf dowlada , Wasiirka Caafimaadka  Puntland C/naasir Cismaan Ciise iyo Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Timacade.

 

Maalmaha soo socda ayaa lafilayaa in Puntland ay qaado Weerarkii ugu dambeeyay oo ay ku soo ceshanayso Xuduudkeeda.

Halkan ka dhagayso Wasiirada.

      Ciidamo - Qodobka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login