|

(Dhagayso) Waxgaradka Deegaanka Baraagahaqol Ee Gobolka Hayland Oo baaq u diray Dowladda Puntland

Dadka Deegaanka Baraagahaqol ee  Gobolka Heyland oo lahadlay maanta Warbaahinya ayaa waxa ay sheegeen in Degmadaasi dadka ku nool aysan haysan  dhamaan Adeegyadii Aasaasiga ahaa , sida Caafimaadka, Biyaha , Waxbarashada, iyo korantada.

Dadka Deegaanka ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in arintan ay wax ka qabato maadaama dhowr jeer oo hore ay baaq noocan oo kale ah ay udireen dowladda iyo Hay,adaha Caalamiga ah .

 

Waxa ay codsadeen odayaasha in marka hore  sida ugu dhaqsaha badan dadkan loo dhiso  Ceel biyood ay ka cabaan maadaama dad badan ay san haysan meel ah ka cabaan .

Halkan ak dahagyso odayaasha  .

      odayaasha deegaanka

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed