|

( Dhagayso) Deegaanka cagaaran Oo Markii ugu horaysay laga hirgaliyay Isbitaalka Hoyada iyo dhalaanka

Deegaanka  Cagaaran ee Gobolka Mudug waxaa maanta laga daah furay markii ugu horaysay Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka oo uu Deegaanku yeesho ,  maadaama ay mudo badan baahi uqabeen dadka Deegaanka  Goob Caafimaad

Isbitaalkan ayaa waxaa dhismihiisa hirgaliyay Gabdhaha Deegaanka oo ku sugan dalka dibadiisa.

Dad ka badan dhawr iyo tobon kun oo qoys oo ku nool Deegaanka Cagaaran ayaa ka faa iidaysan doona Adeegyada uu bixin doono Isbitaalkan.

Dhaqaalaha ku baxay Isbitaalkan ayaa waxaa lagu sheegay 68 kun oo doolarka Maraykanka ah  .

Halkan ka dhagayso .

      Gudiga Isbitaalka Cagaaran

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed