|

(SAWIRRO) Ciidamo katirsan kumaandooska Puntland oo gaaray jiida hore ee Tukaraq.

Garowe (Puntlandi) Ciidamo horleh oo ka tirsan Kaydka Kumaandooska Puntland qaybtooda sadexaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta gaaray Jiida hore ee gobolkaSool.

Ciidankan oo ka soo ruqaansaday qaybo kamida Fariisimahooda gobolka Nugaal waxaa guddiga difaaca Puntland ku wareejiyay Taliyihii hore ee qaybta gobolka Nugaal gaashaanle sare  Cabdiraxmaan Xaaji Abshir (Qaan-Qaan).

Howlgalka xoraynta gobolka Sool, ayay ciidamadaan qeyb ka ahaandoonaan.

Puntlandi.com

 

 

 

Comments are closed