|

Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaandhayn ku sameeyay golihiisii wasiiradda.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa caawa isku shaandheyn lama filaan ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay ku jiraan xubno cusub oo golihiisa ka mid ah.

Halkaan hoose ka akhriso warqada isku shaandhaynta.

Comments are closed