|

(Dhagayso) Shacabka Degmada Sheerbi Oo Ciidamada Difaaca Puntland ku Wareejiyay Deeq Xoolo ah

Waxgaradka Deegaanka Sheerbi ee Gobolka Kar kaar ayaa maanta Ciidamada Difaaca dowladda Puntland waxa ay ku warejiyen deeq xoolo ah oo ka koobnay Geel iyo Ari.

Deeqadan waxaa Gudiga Difaaca dowladda Puntland ku wareejiyay qaar kamid ah Waxgaradkii iyo odayaashii loo soo wakiishay Deeqdan.

Maalmihi udambeeyay waxaa iska so daba dhacaayay taakulada ka imanaysa shacabka Puntland ee jooga dalka Gudihisa iyo dibadiisa .

Halkan ka dhagayso .

      odayaasha sheerbi

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login